asmaul-husna
google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

mawliid

Home » somali news »

dhalaankii jigjiga oo dhaato caano looga dhigay

dhalaankii jigjigaShacabka soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka ay xabshidu gumaysato ee soomaali galbeed ayaa laga soo sheegayaa ingumaysigu uu aad u bahdilay umadii ,gumaysigu waxaa deegaamadaas ka mam nuucay in badan oo ah goobihii lagu baran jiray culuunta diinta islaamka, gumaysiga ayaa baday shacabkii ku dhaqnaa deegaankaas inay ka tagaan waxkasta oo ay hido iyo dhaqan u lahayeen ,umada soomaaliyeed waxaa caado iyo dhaqan u ah in cunugu markii uu hadal birto  la geeyo duqsi quraan si uu ugu hana qaado diinta islaamka, caruurta ku dhalata jigjiga markii ay hadal bartaan waxaa horay laga geeyaa meelaha lagu barto dhaantada, gumaysiga xabashidu waxaa uu culumo badan ooku dhaqnaa goboka soomaali galbeed ku ka lifay inay noqdaan kuwo dhantada tuma habeen iyo maalin, dad badan oo ku nool gobolkaas ayey cabsi darteed ku ka liftay inay marwalba dhaantada tuntaan si ay uga nabad galaan dhibaatada gumaysiga xabashida, dadkii ku dhaqnaa gobolkaas waxaa ay noqdeen kuwo  dhaanto tumaya iyo kuwo la ogaaranayo, malaysiyo uu hogaaminayo danbiile cabdi iley ayaa cagta marisay shacabkii ku dhaqnaa gobolkaas, cabdi iley waxaa uu gobolkaas ka wadaa dil iyo dhac iyo kufsi iyo xarig joogto ah oo uu ku raali galinayo gumaysiga xabashida, dhaantada oo la qaado ayaa noqotay waxa kaliya oo looga nabadgali karo liyuu bolicka, shacabkii ku dhaqnaa gobolkaad culumo iyo caamo iyo ciroole iyo caruur waxaa khasab ku noqotay inay dhaanto qaadaan hadii ay gurigooda joogaan iyo hadii ay jid marayaan, halkaan ka daawo duliga loo gaystay caruurtii ku  dhalatay soomaali galbeed iyo dhaantada lacabsiiyey.

wariye  cawil cali deegaanka feerfeer

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :