asmaul-husna
google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

mawliid

Home » somali news »

in kenya nabad ahaato yey dani ugu jirtaa

Uhuru-Kenyatta-with-Raila-Odinga-Kenya-elections-Kenya waxaa ay daris la tahay wadamada kala ah soomaaliya itoobiya sudan uganda iyo tanzania, kenya waxaa ay xarun u tahay maalaayiin qoxooti ah oo ka kala yimid qaarada africa, dekada kenya waxaa ay isticmaala wadamada bariga iyo bartamaha africa, kenya waxaa ay saldhig u tahay dhaqdhaqa ganacsi ee kajira easta africa, in kabadan labamalyan oo qoxooti soomaali ah ayaa ku nool gudaha kenya,  hadii kenya ay ka dhacdo in yar oo qalalaase ah saamaynta u horaysa waxaa ay ku yeelanaysaa soomaalida qoxootiga kan ku ah iyo kuwa wadamada kale ka yimid, waxaana istaagaya dhamaan dhaqdhaqaaqii ganacsi, dhamaan wadmada dariska la ah soomaaliya waxaa muhiim ah inay xasiloon yihiin, itoobiya hadii qalalaase ka dhaco  dhibaatada u horaysa waxaa ay saamaynaysaa soomaalida, maxaa yeelay waxaa gudaha itoobiya qoxooti ku ah kumaankum soomaali ah, in dawladaha gobolku ay nabad yihiin waxaa ay dani ugu jirtaa dhamaan shacuubta ku nool wadamadaas, waliba shacabka kenya iyo shacabka itoobiya ma ahan kuwo sii noolaankara laba maalmood ka badan hadii qalalaase yimaad, laakiin shacabka soomaaliyeed 26sano ayey noolayeen dawlad la,aan, waxaan gobolka easta africa urajaynayaa nabadgalyo caam ah, waxaana dhaleecaynaynaa  cid kasta oo ka shaqaysa fidno iyo qalaase wax u dhimaya amaanka iyo nolosha ka jirta dhamaan wadamada IGAD ku midysan, kenyana waxaan u rajaynayaa nabad iyo amaan.

by xaashi

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :