asmaul-husna
google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

mawliid

Home » somali news »

layac haystsa malaayiin soomaali ah

UNICEF SOMALILANDIn kabadan 8 malayan oo ruux oo soomaali ah ayaa dhibaato ka haysta xaga nolosha iyo xagga caafimaadka iyo xaga ammaanka, dadkaas soomaalida ahi waxaa ku kala nool yihiin 18ka gobol ee uu ka kooban yahay dalka iyo soomaaliya iyo wadamada ay qoxootiga ku yihiin, dadkaa  waxaa haysta dhaqaalo la,aan baahsan mana helaan daawooyin ay kula tacaalaan caafimaadkooda, qofkii xanuusada waxaa khasab ku ah uu u tago dhaqtar lacag ah ka dibna uu u qoro daawo dhacday,isku celcelin waxaa maalinwalba soomaalida rafaad  uga dhinta in kabadan 35 ruux, waxaa meesha ka baxay gabi ahaan adeegii dad waynaha, mana jirto dawlad xoog leh oo kaafin karta dhibaatada haysta shacabka soomaaliyeed, ma jiraan hayado caalami ah oo caawinaya shacabka soomaaliyeed. waxaa shacabka taas u dheer amaandaro baahsan, shacabka waa la dilaa waa la xiraa waa la qarxiyaa mana jirto cid daacad u ah oo u naxriisanaysa, si kastaba ha noqtee qaraxyada muuqda ee lagu laynayo shacabka waxaa dhinac socda nolol xumo maalin walba ay u dhimanayaan shacab badan, ma jirto mana muuqato waqtigaan meel ay shacabku uga badbaadi karaan dhibaata haysata, waxaase laga yaabaa in ilaahay nasti u keeni doono shacabka soomaaliyeed oo ay heli doonaan dawlad xoogleh  oo ka dul qaada dhibaatadaan dabada dheraatay. by xaashi

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :