asmaul-husna
google

uirurka xaqdhaworka soomaaliya

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

maxay tahay waxa lagu dooranayo g/woqooyi galbeed ?

boqorWaxaa baryahaan saxaafada waalan ee soomaalida ka maqlayey in gobolka woqooyi galbeed ay ka jirto doorasho, waxaan aad ugu wareeray waxa lagu dooranayO gobolaka woqooyi galbeed, hadi aan u dhaba galay waxaan soo ogaday inay beel ka mid beelaha dega gobolka woqooyi galbeed ay iska soo dhex xulayaan suldaankii Ama boqorkii  xukumi lahaa. beeshaas degan gobolkaas ee hada dooranaysa duubka ayaa ah beel aad u firfircoon waxaana ay lafdhabar u yihiin beelaha soomaaliyeed, gobolkaas woqooyi galbeed waxaa ku yaala magaalada hargaysa oo ah caasimada labaad ee dalka soomaliya, hargaysa waa meeshii uu ka soo bilowday halgankii gobanimadoonka soomaaliyeed, hargaysa waxaa saameeyey burburkii iyo dawlad la,aantii mudada dheer ka jirtay dalka soomaaliya, 20kii sano ee la soo dhaafay waxaa hargaysa dhexboodayey koox marin habaabiyey shacabkii qaymaha badnaa ee ku sugnaa deegamadaas,  waxaana ay shacabka ka dhaahdiciyeen in hargaysa ay noqonayso wadan ka madax banaan soomaaliya, shacabka ku dhaqan hargaysa waa ogyihiin inaysan hargaysa noqonayn wadan laakiin waxaa ay ku qasbanaadeen inay u sacaba tumaan nimankaan waalan, waxaan filaynaa in lagu caana shibi doono suldaanka guud ee ay doorashadiisu socoto ee ay yeelan doonto beeshaasu, waxaana aan u soo dhawaynaynaa ismaqalka iyo heshiiska iyo nabadgalyada ay u socoto doorashada duubka.  cabdulahi ilka case lawyacado

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :