asmaul-husna
google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

mawliid

Home » somali news »

oromo oo xasuuq balaaran u gaysatay shacab soomaali

killer cabdi ilaey iyo xabashiWararka ka imaana gobolka soomaali galbeed ee ay xabashudu gumaysato ayaa sheegaya in qabiilka oromada oo ay taageerayaan ciidamada dargiga ee xabishidu ay xasuuq balaaran kula kaceen shacabkii deganaa gobolka soomaali galbeed, goobaha ay oromadu  ku xasuuqday soomaalida waxaa ka mid ah  nagayle mooyaale deka gindhir balbaleeti baabili herer, iyo dhamaan xuduuda u dhaxaysa soomaalida iyo xabashida, duulaanka ay xabashidu ku sooo kicisay shacabka soomaali galbeed ayey ku dishay boqolaal shacab ah kumaankum qoysna waa ka qaxeen deegaanadoodii, kumaankum qoysna waa go, doomisay, dadkii ka soo firday colaadaas waxaa jidka u galay dabaqoodhigii waynaa ee cabdi elay, intii uu xasuuqa soomaalide socday dawlada xabashidu waxaa hawada ka saartay isgaarsintii,waxaana ay mamnuucday wax war ah oo dibada u baxa, qabiilka oromada oo mid ah qabiilada xabashida ku wooda ugu xun ayaa soomaalida ula dhaqantay si naxariisdaro ah, dagaalka lagu qaaday shacabka soomaali galgalbeed waxaa ka qayb qaatay ciidamada milatariga dargiga, kufsi iyo dhaciyo dad haraga la siibay ayaa lagula kacay soomaalida degaa gobolka soomaali galbeed, dhamaan shacabka soomaaliyeed meelwalba ay joogaan waxaan ugu baaqaynaa inay u xaytaan sidii ay ula daagaalami lahaayeen qofkasta oo ka soo jeeda wadanka cadowga ah ee umula dooxa ah ee dargiga ah ee xabashida, waxaan ku baaqayaa dhamaan oromada joogta soomaaliya waa in dalkoodii itoobiya loo masaafuriyaa laakiin aan lagu dilin dalka soomaaliya, qof magan kuu ah lama dilo laakiin ayagu way dileen cid kasta, waxaan cambaaraynaynaa falalka xun ee joogta ah ee ay xabashidu kula kacayso umada soomaaliyeed, si kastaba ha noqotee cadaawada ay xabishidu u qabto soomaalida waxaa ay soo bilaabatay taariikhdu markii ay ahayd 1216 kii, tan iyo waagaans xabashi iyo soomaali waxaa u dhaxeeyey cadaawad guun ah, markasta oo ay dagaalamaan soomaalidu iyo xabashidu waxa ay guushu raacdaa soomaaliya, majiro nin itoobiyaan ah oo aan abihiis ama hooyadiis ama eheladiis aysan dilin soomaalidu, waxyaalahaan ay hada samaynayso xabashidu ayaa ah arimo ku salaysan aargoosi, maamulka dargigu waa og yahay hadii uu soomaali la diriro inaysan cagu ku taagnaanayn, cid waliba waa og stahay inay itoobiya ay tahay ukun ay reer galbeedku ku ilaalinayaan afrika, waxaa taas marqaati ka ah itoobiya oo ay taagerayaan 25 dawladood oo isugu jira reergalbeed iyo carab iyo afrikaan wixii ku dhacay dagaalkii 1977, dawlada xabashidu waxaa ka  adag tahay oo ay taqaan sida loo dilo  caruurta iyo haweenka iyo qof miskiin oo aan hubaysnayn, ugu danbayn waxaan lee nahay ha dhaco maamulka wayaana ee itoobiya ka arimiya.

wariye  cawil cali deegaanka feerfeer

 

&nbsp

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :