asmaul-husna
google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

mawliid

Home » somali news »

qofkii ceebta faafiya tiisa alla arturo

ceebWaxaa baryahaan bulshada soomaaliyeed ku soo badanayey dad ahlushar ah oo shaqadoodu tahay xumaanta iyo inay faafiyaan ceebaha dadka, kuwaasi waxaa ay isku dayaan inay ceeb u sameeyaan qof walba oo soomaali ah, kooxdaan sharaf laawayaasha ah ayaa shaqo ka dhigatay inay jaaifeeyaan qofkasta oo madax ah ama masuul ah ama culumo ah ama caamo ah ama bulshada dhexdeeda  ka muuqda iyo cawraaadka dadka, sharaf laawashaadu waxaa ay xumssn u badalaan hadal kasta oo wanaag ah ay ka maqlaan culumada iyo waxgaradka iyo  abwaanada iyo  masuuliyiinta dawlada, kooxahaan dulaysan ayaa baraha bulshada ku faafiya warar been abuur ah oo aan sal iyo raadlahayn oo dusha ka saarayaan qof aan shaqo ku lahayn, waxaa kale oo ay samynayaan in hadal ujeedo wanaagsan loo waday  ay u rogaan ugeedo qaldan , si hal kaas uu uga dhalato xumaan iyo iska hor imaad, hadaba waxaa xaqiiqo ah qof walba wixii uu ka shaqeeyo oo xumaan iyo samaan ah jasaheeda waxaa uu ku helaa aduunka iyo aakhiro, qofkii caabta islaamka faafiyo tiisa ilaalahy ma asturo, kuwa jecel inay faafiyaan xumaha iyo ceebaha islaamka waxaa ilaahay banaanka soo dhigi doonaa ceebihiina, waxaana ilaahay ku ciqaabi doonaa cabsi iyo faqri iyo cudur iyo karaamo daro, taagerayaasha sharwadayaasha ayaa ah kuwo ayaguna la danbi ah oo aan waxba dhaamin, arinta argagaxa leh ee lagu arkay bulshada soomaliyeed ayaa inay sii badanayaan dadka nolosha dhacay ee baraha bulshada xumaan ku faafiya, risaqooduna uu noqday inay war ceeb ah siidayaan, si kastaba ha noqotee waxaa hubaal ah in dadka ay ceebaysanayaan sharwadayaashu ay yihiin dad aan wax shaqo ah ku lahayn waxa laga sheegayo, kuwa dadka jaaifeeya ayaa ah kuwo alla qaribay oo aan lahayn imaan iyo sharaf, noloshooduna tahay mid ku jirta ciriiri, ugu danbayntii bulshada soomaaliyeed waa taqaana sharwadayaasha beenta iyo xumaha faafiya, umada soomaaliyeed waxaan lee nahay ka fogaada kuwaas hadii kale waxaad noqonaysan ayaga oo kale.

by xaashi

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :