asmaul-husna
google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

mawliid

Home » somali news »

sidee shabaab looga sifayn kaaraa dalka soomaaliya

Arrested-suspects-manyAad iyo aad ayey u sahlan tahay in dalka soomaaliya laga waayo qof aragagixiso ah, kooxdaasn araggisada ah ee shabaab waxaa ay dalka soomaaliya ka harsanaay 3 sadex geed oo hadana hoy u ah oo ay ku dhuuntaan, sadexdaas waxaa ay kala yihiin shacabka  iyo ajaanibta iyo duurka, hadii aan sharaxaad ka bixino qaabka ay sadex daas meelood ugu dhuumanayaan, mida hore shacabka waxaa jira shacab aad u badan oo la shaqeeya shabaabka, dhacabkaasu waxaa ay u badan yihiin ganacsatada iyo wadaadxumayaasha iyo dawlad diidyada, marka hore waa in la dharbaaxaa ganacsada iyo cid kasta oo lagu tuhmo inay la shaqeeyaan cadawga, waxaa hada cad dad badan oo soomaali ah oo ku kala sugan dalka iyo dibada oo si aan gabasho lahayn u taageersan yihiin argagixisada shabaab, lana shaqeeya habeen iyo maalin, waa in kuwaas marka hore laga taqalusaa, marka xiga kooxahaan argagixisada ahi dalka soomaaliya jooga kama dhalan dhulka ee waa wax dibada laga keenay, kuwii soomaaliya keenay fikirkaan argagixiso ma dhiman ee waa joogaan, walina waa kuwa bixinaya qarasha iyo dhaqaalaha ay ku hawlgalayaan araggixisadu, kuwaas su fudud ayaa looga adkaan karaa markii shacabku meel uga soo jeestaan lana laayo kuwa xambaarsan fikradaha qaldan ee argagixiska ah, mida  sadexaad waa kuwa duurka ku gabanayaan ee shabaabka ah, duurka waxaa looga saari karaa si aad u fudud, waxaa duurka loo dirayaa 1000 askari  oo min 50 ah, 50 walba ayaga oo lug ah ayey aadayaan meel kasta oo lagu sheego cadowga shabaab, hadii sidaas la yeelo waxa dhici doonta in soomaaliya laga waayo qof danbe oo argagixiso ah oo duurka u baxsada, sid xaqiiqada ah shabaabka soomaaliya jooga waa dad aad u yar waxaana aad u badan dadka ay laynayaan, waxaana ay argagixisadu ogaadeen inaysan jirin cid raadsanysa , waxaana wardoon u noqday  xubno dawlada soomaaliya ka mid ah oo laga doonayey inay difaacaan shacab soomaaliyeed, nasiib wanaag umada soomaaliyeed kama qarsoona shaqsiyaadka ka mid ah dawlada soomaaliya ee wadashaqaynta buuxda la leh argagixisada, si kastaba ha noqotee waxaa hada cuuryaan  ah dhamaan ciidamadii soomaaliya, waxaana ciidan difaaca shacabka soomaaliyeed laga baryayaa dawladaha ay ciidamadoodu cuuryaamiyeen dawladii soomaaliya, ugu danbayntii soomaalidu dib ha isugu noqoto meelna ha iska dhigto qabyaalada , qoortana ha lagu soo qabto shaqsiyaadka qaribaya dalka iyo dadka soomaaliyeed.

wariye maxamd cali muqdisho

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :