asmaul-husna
google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

mawliid

Home » somali news »

timajilic gacantee buu ku lahaa dil wadareedkii ka dhacay kismaayo

xasuuqii kismayoIbraahim maxamuud yuusuf (timajilic) waa ninka mid ah xulafada haysata kismaayo hadana waxaa uu gudoomiye ka yahay magaalada kismayo, ibraahim timajilic waxaa lagu eedeeyey inuu lug ku lahaa dil wadareed isir sifayn ahaa oo kacay kismayo taariikhdu markii ay ahayd 2013 ilaa 2015kii, xiligaas waxaa magaalada kismyo lagu xasuuqay dad ka badan  5000 kun ilaa 6000 kun oo ruux oo u badnaa qabiilooyin wax ka dega kismayo, duulaanka isirsifaynta ahaa ee ka dhacay kismayo waqtigaas malaysiyadii fulinaysay waxaa kala hogaaminayey 4 nin oo kal ah (1) axmad madoobe (2) c/nasir seeraar (3) ibraahim timajilic (4)darwiish, markii ay xasuuqa  gayteen afartaan nin  kadib waxaa loo sharciyeeyey riyadoodii hayd inay jubada hoose madax ka noqdaan, walina waa joogaan afartoodii, malaysiyada uu hogaaminayey ibraahim timajilic ayaa xasuuqii u badnaa ka sameeyey kismaayo kuwaasoo ka aargoosanayey beele ay horay colaadi uga dhaxaysay, xiligaan ibraahim timajic iyo saaxiibadiis waxaa ay dacwadi uga furan tahay meel kasta oo aduunka laga heli karo maxkamad cadaalad ah, waxaa taas u dheer ogoontii iyo eheladii dadkooda lagu xasuuqay kismaayo ayaa gantaal la goobaya afartaas nin, eedaha loo haysto afartaan nin ayaa ah kuwo aan ka dahsoonayn indhaha caalamka iyo indhaha soomaalida, horjooge axmad madoobe waa og yahay wixii uu ka falay jubada hoose markii uu dhamaado waqtiga uu xukumi lahaa kismayo waxaa uu u baxsan doonaa gobolka soomaali galbeed waxaana sii raaci doona seeraar iyo malaysiyadooda, timajilic iyo darwiishna waxaa u qorshaysan inay u baxsadaan deegaamada puntland halkaas oo ay is lee yihiin waad ku nabad galaysaan, waxaa iswaydiin mudan afartaan nin ma ku badbaadi doonaan soomaali galbeed iyo puntland, jawaabtu waa maya, afartaan nin waxaa ay galeen dakano walaal waxaana ay dakano u soo jiideen xataa ubadkii ay dhaleen, si kastaba ha noqotee waxaa laga yaabaa inay dafirsan yihiin wixii xumaa ee ay faleen jubada hoose, waxaane kula talin lahaa afartaan nin ee qaatuma seega ah inay cafis ka dalbaan dhamaan cidii wax ku sheeganaysa, magna ay ka bixiyaan dadkii ay xasuuqeen, shantana kala baxaan dhamaan siyaasadaha soomaalida, ugu danbayn xukun la qabto waxaa ugu xun kii kuu soo jiida dhagar islaan iyo dhiig sokeeye.

wariye kunow barkada turqato

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :