asmaul-husna
google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

mawliid

Home » somali news »

wax ka baro gobolada iyo degmooyinka soomaaliya

Dad badan oo soomaali ah ayaan si sax ah u aqoon  gobolada uu ka kooban yahay dalka soomaaliya iyo degmooyin kiisa, waxaana jira  dad badan oo habqabiil u abaabulan oo samaystay degmooyin iyo gobolo aan jirin, marka laga reebo labada gobol ee gumaysigu haysto ee NFD IYO soomaali galbeed iyo buqcada fakadka ah ee jabuuti dalka soomaaliya waxaa uu ka kooban yahay  18 gobol oo kala ah.

Gobolka banaadir =Xamarjajab  Xamarweyne Shibis Shingaani   Dharkeenleey   Cabdicasiis Kaaraan Heliwaa\Hodan Howlwadaag Waaberi Wadajir,

Wardhiigleey Yaaqshiid  boondheere.

gobolka=bakool=Xudur Ceelbarde Waajid Yeed Aato Tiyeegloow

gobolaka=bay =Baydhabo Diinsoor Buurhakaba Qansaxdheere Bardaale

 gobolkagedo=Garbahaarey  Luuqganaane Doolow Beled Xaawo Baardheere  Ceel Waaq

 gobolka hiiraan =Beledweyne Buuloburte Jalalaqsi  Matabaan

gobolka  mudug=Gaalkacyo  Hobyo Jariiban . Xarar dheere Galdogob

gobolka galguduud=

 Dhuusamareeb Ceeldheer Caabudwaaq Ceelbuur galhareeri cadaado

gobolka nugaal= Dangorayo][Burtinle Eyl  Garoowe

 gobolka bari=Boosaaso  Qandala Iskushuban Bandarbayla Caluula Qardho

 goobolka sool= Laascaanood Xudun Caynabo Taleex

 gobolka sanaag=Ceerigaabo  Laasqoray Ceel afweyn  Baran

goboka togdheer= Burco  Owd weyne Sheekh  Buuhoodle

gobolka woqooyi galbeed= Hargeyso Berbera  Gabiley

 goobolka awdal= Baki  Boorame  Saylac Lug haya.

gobolka shabeelada hoose=Marka Baraawe Qoryooley Afgooye Wanlaweyn  Kurtunwaarey.

gobolka  jubada dhexe= Bu’aale Dajuumo  Saakow jilib

 gobola jubada hoose= Kismaayo Afmadow Badhaadhe jamaame.

 barasho wanaagsan 

by xashi

 

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :