asmaul-husna
google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

mawliid

Home » somali news »

yaa awood u leh inay xirto danbiileyaasha soomaalida ah?

Wdanbiileaxaa sare u sii kacaya tirda danbiilayaasha soomaalida ah ee ku kala nool dibada iyo gudaha soomaaliya, danbiyada ay danbiilaashu maalin walba ka gaystaan soomaaliya ayaa gaaray meeshii u saraysay, waxaa ay maraysaa in darsin dad ah inta la laayo aan cidina waxba iska  waydiin, dalka soomaaliya waxaa uu noqday wadan loo aado in wax laga soo biliqayso, kumaankum qurbajoog ah ayey u suurta gashay  in wixii ay soomaaliya ka soo bililiqaysteen ay guryo iyo ganacsi dibada uga samayteen, waxaa jira danbiilayaal badan oo ku nool gudaha soomaaliya oo hantidooda dhigatay wadamada dariska ah iyo dubai, waxaa jira danbiilayaal ku dhiiraday inay iibsadaan hantidii qaranka soomaaliya , hadaba suaasha taagan ayaa ah yaa soomaali ah oo awood u leh inay wax ka qabto danbiilayaashaas, aawada dawlada soomaaliya xagee gaarsiisan tahay?,cida xaqa u leh inay wax ka qabato danbiilayaasha ayaa ah dawlada soomaaliya, dawlada soomaaliya awood uma lahan inay xirto ama wax ka qabato danbiilayaasha, awooda ay dawladsoomaaliya leedahay ma dhaafsiisna inay xirto qof miskiin ah oo aan lahayn qaraabo iyo qabiil xoog leh, xabsiyada waxaa ka buuxa bolaal maxaabiis ah oo ka soo jeeda qoysas danyar ah, danbiilaayu waxaa ay awood u yeesheen inay isbaaro u dhigtaan dawlada tabarta yar ee ka jirta soomaliya, danbiilayaasha soomaaliya ayaa nasiib u yeeshay inay si caadi ah u noolaadaan ayagoo dhac iyo dil badan ka gaystay soomaaliya, waliba danbiilayaasha soomaaliya waxaa hab qabiil ku garab taagan dad aad u badan oo u arka in wiilkoodu yahay hayey , si kastaba ha noqotee waxaa aad u kala fog waxa ay ku fakarayaan danbiilayaasha soomaaliya iyo waxa aan rabo inaan ku falo danbiilayaasha.

by xaashi

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :