asmaul-husna
google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

mawliid

Home » somali news »

argagixsada soomaaliya qaribtay waa ganacsatada

GANAXSATO-DHIIG-MIIRAD-AH-1Shacabka soomaaliyeed waxaa uu gacanta u galay argagixiso noocyo badan oo aad u arxandaran,  dalka soomaaliya gabi ahaantiis waxaa si toos ah ula wareegay ganacsato maafiyo ah oo argagixiso ah, ganacsatadu waxaa ay shacabka soomaaliyeed kala dagaalameen noloshii iyo nabad galyadii, ganacsatadu 26kii sano ee la soo dhaafay waxaa ay ganacsatadu dalka soomaaliya gaynayeen badeecooyin dhacday oo ay ku iibinayeen qaymo sareeya, malaayiin ruux oo soomaali ah ayaa u dhinay raashinka iyo daawada dhacday ee ay ka ii biyeen, kumaankum ruux ayaa waashay, kumaankum ayaa ku cuuryaamay, malaayiin ruux ayaa ku xanuun saday, waxaa taas u dheer ganacsatadu waxaa ay mar walba ka shaqanaynayeen wax kasta oo amaanka soomaaliya khakhaliso galin kara, ganacsatadu dalka soomaaliya waxaa ay soo galin jireen hubka noocyadiisa kala duwan, ganacsatadu waxaa ay mar walba si wada jir ah ay u ridi jireen dawlad kasta oo laga yagleelo soomaaliya, sababta ay ku diidan yihiin dawlada ayaa ah cabsi ay ka qabaan inay waayan xoolaha xaaraanta ah oo ay dal dalanayaan,maafiyada ganacsatadu waxaa ay dalka soomaaliya keeneen makiinado lagu daabaco lacagaha been abuurka ah, waxaa  ay suuqyada soo galiyaan lacag badan oo been abuur ah waxaana ay ku badashaan dollar, ganacsatadu waxaa ay beerihii soomaaliya ku abuureen dalagyo daroogo ah oo dalka iyo dibada ay u iib geeyaan, ganacsatadu waxaa ay ka qayb qaateen abuurida fikirka takfiiriga ah ee argagixisada ee la soo galiyey dalka soomaaliya, ganacssatadu waxaa ay si toos ah u maal galiyeen argagixsada, waxaa ay bixiyeen dhaqaalaha ku baxaya ciidamada argagixisada, ganacsatadu waxaa ay soo iibiyeen gawarida qaraxyada lagu fuliyo, ganacsatadu waxaa ay dhaqaale siiyeen qaar ka mid ah wariyayaasha iyo warbaahinta soomaalida si ay u mucaaradaan dawlada shacabkana ay niyada uga dilaaan, hada ganacsatadu waxaa ay marayaan inay diidaan dhamaan shil soomaaligii oo ay qaataan doolar kaliya, ganacsatadu waxaa ay dileen noloshii danyarta, si kastaba aha noqotee hadii ay san soomaalidu si degdeg ah ula dagaalamin ganacsatada soomaaliyeed waligeed nabad ma helayaan.

by xaashi

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :