asmaul-husna
google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

mawliid

Home » somali news »

dawladii sadexaad oo carab ah oo dishay madaxwayna hoodii

Ali Salah AbdallahWadanka soomaaliya dariska kala ah ee yemen waxaa ka dhacay fal fool xun. waxaa saakay magaalada sanca lagu dilay madaxwaynihii hore ee dalka yemen ee cali cabdala saalax, waxaana loo dilay si fool xun, qaabka uu u dhacay dilka saalax ayaa lagu sheegaay in malaysiyo ku sugnayd bar koontorol ay toogteen madaxwaynaha, kadibna ay maydka madaxwaynaha ay si fool xun ula dhaqmeen , waxaa la arkayey malaysiya oo maydka madaxwayne saalax buste dhiig leh ku dhex baldhajinaya. waxaana ay malaysiyadu qadayeen halku dhigyo ay ku aflagaadaynayaan marxuumka cali cabdalla, ma ahan markii u horaysay ee ay shacuubta carabtu ay dilaan madaxwaynahoodii, dilka madaxwayne saalax waxaa ka horeeyey saadam xuseen iyo qadafi oo ayagana ay si fool xun loo maamuuseen geeridoodii, dhaqamada ka muuda malaysiyaadkii dilay madaxwaynayaasha sadexda ah ayaa ah kuwu ay lee yihiin argagixisada joogta soomaaliya, argagixisada caalamka ayaa dhaqan u leh in dadka ay dilaan hadana ay maydka jiidaan, si kastaba aha noqtee malaysiyada dilay cali cabdala salax  waxaa ka muuqatay anshax xumada  aad u daran, ka dib markii maydka saalax ay ku dul ciyaareen.

by xaashi

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :