asmaul-husna
google

uirurka xaqdhaworka soomaaliya

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

hambalyo sanad wanaagsan

sanad wacanHambalyo dhamaan  sanad wanaag san, waxaa dhashay sanad cusub oo  ah taariikhda miilaadiga ah 2018ka, sanadkaan cusub ee 2018ka ayaan umada soomaaliyeed u rajaynayaa in ilaahay uga dhigo mid wanaagsan oo ay ku helaan amaan iyo kala danbayn,  halkaan waxaan salaan khaas ah uga  diraynaa dhamaan aqtistayaasha ku xiran  websidka ilays.com iyo ururka wadirka soomaaliyeed iyo macalimiinta afka soomaaliga iyo wadaniyiinta soomaaliyeed waxaan leenahay sanad wanaagsag, sanaadkaan sanadkiisa barwaaqo iyo bashbash iyo nabadgalyo iyo caafimaad ku gaara. by xaashi

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :