asmaul-husna
google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

mawliid

Home » somali news »

NIN KU DILAY LOOMA DIGO

kala carar shababWixii ka danbeeyey 14kii oktober waxaa dalka soomaaliya ka soo yeerayey abaabul ka dhan ah argagiixsada kooxda shabaab, dawlada soomaliya ayaa ku baaqday dagaal dalka looga sifaynayo argagixisada shabaab ,hadaba hadalkaas ka yeeray dawlada soomaaliya ayaa u muuqda mid loogu digayo shabaab si ay uga  baxaan goobaha ay ku sugan yihiin, tirada  argagixisada joogta soomaaliya ayaa ah dad aad u yar oo aan ka badnayn 200 oo ruux , argagixisada soomaaliya joogta ayaa jirin cid xanuujisa, waxaana ay joogaan dhulaad u abalaaran, wararka ka imaanaya soomaaliya ayaa sheegaya inay kala carareen aragagixisadii shabaab, kadib markii ay maqleen in lagu soo maqan yahay, argagixisada shabaab ayaa lagu arkay  ayaga oo firxad ah degaamo fog oo aan horay  loogu aqoon, qaarkood waxaa ay soo galeen magaalooyinka, qaarna waxaa ay ka sii baxayaan dalka, qaarna waxa ay isu soo dhiibeen dawlada, qaarkood waxaa ay ku noqden deegaanki ay ku dhasheen, si kastaba ha ahaatee hanjabaada dawlada ayaa u muuqday mid loogu digayey argagixisada, hadaba kala cararka argagixisada waxaa ka xumaaday dawlado badan oo ay ciidamadoodu ka joogaan soomaaliya maxaa yeelay dani uguma jirto in soomaaliya degto.

by xaashi

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :