asmaul-husna
google

uirurka xaqdhaworka soomaaliya

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

soomaaliya oo la soo noqo tay maamulkii hawada

HAWADA SOOMAALIYADawlada soomaaliya ayaa ku guulaysatay inay la soo wareegto  maamulkii hawada soomaaliya, tan iyo burburkii dawladii dhexe hawada soomaaliya waxaa  gacanta ku hayey dad ajaanib ah , waxaana laga maamulayey dalka kenya, dadaaldheer ka dib waxaa  suuta gashay in qalabkii lagu maamulayey hawada soomaaliya lagu rakibo  caasimada soomaaliya ee muqdisho, madaxwaynaha soomaaliya mudane farmaajo ayaa maantay xariga ka jatay xaruntii laga maamulayey  hawada soomaaliya,  hawshaan ay lagula soo wareegay hawada soomaaliya waxaa halkaan soo gaarsiiyey dawladii hore ee uu madaxwaynaha ka haa mudane xasan sheekh, si kastaba ha noqotee waxaad soomaaliya moodaa inay ka soo kabanayso  dhibaatadii ka soo gaartay qaalalaasihii mudada dheer halkaas ka jiray, waxaase jira danbiilaal badan oo aad uga naxsan hurumarka ka socda soomaaliya.

by xaashi

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :