asmaul-husna
google

uirurka xaqdhaworka soomaaliya

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

dhibaato badan oo lagu arkay xabashida baratay afka soomaaliga

xabashi afka soomaaliga40 kii sano ee la soo dhafay maamulka xabashidu  waxaa uu soomaaliya ku waday dagaal hoose iyo mid sare, maamulka xabashidu waxaa uu ku guulaystay inuu soomaaliya ku abuuro kumaankum xabashi ah oo ugu talagalay inay ku dumyaan xukuumada soomaaliya,  waxaa hada soomaalida ka mid noqday kumaankum ruux oo xabishi ah oo bartay  dhaqanka iyo afka soomaaliga, kana mid noqday qabiilooyinka soomaaliya, qaarkood waxaa ay guursadeen haween soomali ah oo u dhalay ubad fara badan, xabashidaan afka somaaliga baratay ayaa dhibaato dhan walba ah ku haysa bulshada soomaaliyeed meelwalba ooy dunida ka joogaan,  xabishada afka soomaaliga baratay waxaa ay qaateen baasabooro soomaali ah ,waxaana ay dunida ku maraan baasabooro soomaali ah ayaga oo sheeganaya inay yihiin mawaadiniin soomaali ah, dhibaato kasta oo ay dunida ka gaystaan xabashidu waxaa lagu magaacabaa inay soomaali gaysatay, xabashida afka soomaaliga baratay waxaa ay hada ka mid noqdeen xubnaha dawlada soomaaliya, waxaana ay ku jiraan saraakiisha iyo xildhibaanda iyo wasiirada soomaaliya, xabashida afka soomaaliga baratay waxaa ay shanata kula jiraan saxafada soomaaliya, in kabadan 150 webside oo afka soomaaliga ku qoran ayey lee yihiin, websideyada ugu afka dheer soomalida waxaa iska leh oo qora xabashida, baraha ay soomaalidu ku kulanto kuwo caanka ah ee soomaalida wax u sheega waxaa iska leh xabashi afka soomaaliga baratay, telefishinada iyo radiyaha la dhagaysto ee afka soomaaliga ku baxa waxa iska leh ama ka shaqeeya waa xabashi,wax alla waxa webside ah ee lagu faafiyo ceebaha soomaalida iyo duminta dawlada waxaa iska leh xabashi af soomaali baratay, hadab waa kuma xabashi, waxaa xabashi la isku yiraahdaa dhamaan qowmiyadaha ku nool itoobiya inta aan ka ahayn soomaalida, oromadu waxaa ay ka mid tahay xabashida waana kuwa ugu cadawsan oo hadana ugu dhaqanka xun shacbiga degan itoobiya, dadka danbiyada ka gala wadamada qurbaha  ee lagu sheego soomaalida ayaa la ogaaday inay yihiin dad xabashi ah, dadka argagixisada ka sameeya gudaha soomaaliya iyo dibada ayaa la ogaaday inay yihiin xabashi,  dadka qaribay   social mediyaha soomaalida ayaa la ogaaday inay yihiin xabashi afka soomaaliga baratay, dadka laynaya  haldoorka soomaalida ayaa la ogaaday inay yihiin xabashi baratay afka soomaaliga, dadka soomaalida sheeganaya ee faafiya diimaha aan islaamka ahayn ayaa la ogaaday inay yihiin xabashi afka soomaaliga baratay, soomaalida diidan nabada soomaaliya ayaa la ogaaday inay yihiin xabashi afka soomaaliga baratay, ganacsatada raashinka iyo daawada dhacday soomaaliya geeya ayaa la ogaaday inay yihiin xabashi afka soomaaliga baratay, ciidamada leyuu boliska ee uu cabdi iley dadka ku xasuuqo ayaa la ogaaday inay wada yihiin xabashi afka soomaaliga ku hadasha, si kastaba ha ahaatee maamulka dargigu waa cadawga koowaad ee ay soomaalidu dunida ku leedahay, xabashidu waligeed kama daalin inay soomaali u gaysato lugooyo dhanwalba ah,  xabashida ayaa hada shaki aad u wayn kala dhexdhigtay soomaalidii, waxaana aad u sii lumaysa kalsoonidii ay soomalidu isku qabtay, maadaa hada larkay dad badan oo xabashi ah oo ka mid ah soomaalida, ugu danbayntii xabashida afka soomaaliga baratay ha ogaadaan inaysan waligood  soomaali noqonayn, lugooyadiinuna waa soo afjarmi doontaa, dhamaantiina waana la idin yaqaanaa kuwiina xabashida ah ee ku nool dalka soomaaliya iyo kuwa ku nool qurbaha , mar aan dheerayn ayaa la i idin ugaarsan doonaa. by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :