asmaul-husna waqtiga-salaada1-
google

uirurka xaqdhaworka soomaaliya

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

maxaadan ogayn oo lagu talaalay soomaaliya ?

dad xun iyo geed xunDalka soomaaliya  waxaa ku soo duulay umado shishisheeye oo aad u arxan daran, marka hore umadahaasu waxa ay rideen dawladii dhexe ee dadka isu haysay, markii xigtayna shacabkii ayey isku diren, markii xigtayna khayraadkii ayey bililqaysteen , markii xigtayna waxaa ay soomaaliya ku talaaleen wax kasta oo soomaalida ciribtiri kara, dalka soomaaliya waxaa lagu talaalay waxyaabo badan oo loogu tala galay in soomaalida lagu ciribtiro, waxyaabaha lagu talaalay ee aan horay uga jirijirin dalka waxaa ka mid ah, shacabka waxaa lagu dhex talaalay dad qaldan oo maskaxda ka jiran oo hadan isla toosan oo hadana aan ka daalayn daadinta dhiiga shacabka soomaaliyeed kuwaasuna waa argagixisada,  dhulka soomaaliya waxaa lagu talaalay geed layiraahdo cali garoob oo xiliwalba baxa oo kufaafay dalka soomaaliya oo dhan, geedkaas ayaa ah mid aan wax anfaca lahayn hadana waxaa uu nabaad guuriyaa deegaanka uu ka baxo, geedkaasu ma jiro wadamada dariska la ah soomaaliya, badaha soomaaliya waxaa lagu shubay sun aad u badan oo ah haraadiga neuklarka, dhiiga shacabka waxa lagu talaalay cuduro badan oo viros ah oo loogu daray raashinka macaawinada ah, waxaa kale oo shacabka soomaaliyeed lagu talaalay cuduro badan oo laga qaadsiiyey xaga galmada, maskaxda shacabka soomaaliyeed waxaa lagu abuuray cabsi  iyo walwal iyo niyad jab iyo gaajo, waxaana ay aamineen in lootaliyo maahane inaysan waxba qabsan karin, waxaana ay shacabka soomaaliyeed isaga qanceen inay duli ku noolaadaan, hadaba maxay tahay waxa intaas oo dhibaato ah loogu abuuray dalka iyo adaka soomaaliyeed?, waxaa ay tahay in dalka soomaaliya iyo khayraadkiis ay qabsadaan umado shisheeye, hadaba sidee looga adkaan karaa kuwa dulaystay umada soomaaliyeed? waxaa looga adkaan karaa inay u midoobaan umada soomaaliyeed meelna iska dhigaan qabyaalada iyo dabasocodka danaystaha, danbiilayaasha iyo  kuwa u adeegaya shisheeyaha wa in laga qaado talaaboada ku haboon, cidkasta oo algu tuhmo inay ku wado wax ka dhan ah dalka soomaaliya waa in si toos ah la isaga dhiciyaa, ugu danbayntii umada soomaaliyeed ha ogaato waxa maantay la isku haysto ma ahan wax kale ee waa dhaxalkii  ubadka soomaaliyeed,

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :