asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

khayre1

Home » somali news »

ruush waa dawlada ugu siyaasad xun dunida

leninDawlada ruushku waa dawlad wayn  oo ka mid ah dawladaha reer yurub, ruushu waxaa uu ka mid yahay shanta dawladood  ee leh codka veto, ruushku waxaa uu ka mid yahay dawladaha haysta hubka nuclear ka, waxana uu leeyahay ciidamo awood leh oo haysta diyaarado dagaal oo casri ah, ruushku waxaa uu xudun u ahaa midawgii baaba,ay ee la oran jiray midawga sofiyati oo xaruntiise  ahayd warso, dawlada ruushku kama mid ahayn dawladihii reer yurub ee aduunyada gumaystay, dawlada ruushku wax siyaasad ah oo muuqata kuma lahan qaarada afrika iyo asia iyo yurub austaralia iyo america,marka laga reebo syria oo uu duqan ka wado maahane, ruushku qaarada africa waxaa uu ku leehay taariikh madow, dadka ku nool qaarada africa ma jecla inay maqlaan ruushka, maxaa yeelay ruushka kuma yaqaanaan dawlad wax tar leh oo wax maal gashata, khaasatan shacabka soomaaliyeed waxaa ay ruushka tirsanayaan xumaan qaangaar ah, 1977 dii  ruushka oo u hiilanaya xabashi ayaa dalka soomaaliya soo weeraray,dawlada ruushka ayaa si gardaro ah ku xasuuqday maalaayiin ruux oo soomaali ah,waana mid taariikhda ugu jirta ruushka, dhibaatada soo gaaray soomaalida waxaa sababteeda lahaa xiriirkii doqonimada ahaa ee ay lalahayd ruushka, kaasoo ahaa xisbigii shuuciyadii hantiwadaaga.

Ruushku waa dawlada kaliya ee lahubo ee aan waligeed danbe soomaaliya wax xiriir siyaasadeed ah uusan dhexmari doonin, safaarad uu ruushku leeyahay lagama furi doono dalka soomaaliya, qof u dhashay ruusha waligis ma imaan karo ciida soomaaliyeed, umada soomaaliyeed waxa ay ruush u aqoonsan tahay inuu yahay cadowga koowaad, ruushku waxaa uu ka danbi badan yahay yahaadhiga xabashida, maxaa yeelay ruushku qaarada yurub ayuu uga soo duulay dalka soomaaliya, ruusha waxaaba caqli dhaama xabashida oo ay qarniyada isdilayeen soomaalida, dhanka kale taariikhda dunida laguma arkin dad uu ruushku wax taray inta aan ka ahayn inuu waxdilo, ruushku waa wax dile ee ma ahan wax nooleeye 1977dii dawlada ruushka iyo cayayaan ay wadatay ayaa soomaaliya meel ugu qoran, waana mid dhamaantood lagula xisabtami doono, sikastaba ha noqotee in ruushku uu dakano ka aruursado aduunyada waxaa sababteeda iska leh siyaasiyiinta ruushka oo aan waxba ka aqoon  sida ay u shaqayso dunida, ugu danbayn ruushku kama fakarin sidii ay xarago ugu noolan lahaayeen ubadkooda danbe. by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :