asmaul-husna
google

uirurka xaqdhaworka soomaaliya

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

ururka xaqdhowrka soomaali da oo la ,aas aasay

uirurka xaqdhaworka soomaaliyaMaanatay oo taariikhdu tahay  5/1/2018 waxaa la aas aasay  urur u dhaqdhaqaaqa xuquuqda umada soomaaliyeed meelwalba oo ay dunida ka joogaan, ururkaas waxaa la yiraahdaa ururka xaqdhawrka soomaalida, ururkaas ayaa loogu tala galay inuu la socdo waxna ka qabto intii karaankiis ah wax kasta oo ku yimaada umada soomaaliyeed, ururkaan waxaa aas aasay dad badan oo soomaali ah oo ka dhiidhiyey wax yeelada joogtada ah ee soomaalida ku habsatay, waxgaradka ururkaas yagleelay waxaa ay wacad ku mareen inay la xisaabtami doonaan cid kasta oo isku dayda inay wax u dhinto umada soomaaliyeed meelwalba oo ay dunida ka joogaan, ururkaanu waxaa uu isha ku hayndoonaa wax kasta oo ka dhan ah dalka iyo dadka soomaaliyeed, ururkaan waxaa uu xarumo ka furtay wadamo ku kala yaal waarada yurub iyo qaarada america iyo qaarada aasiya iyo africa iyo austaralia , waxaa kale oo uu xarumo badan ku lee yahay gudaha soomaaliya, ururku waxaa uu si khaas ah ula socon doonaa danbiilayaasha soomaalida ah ee dhibaatda ku haya dalka iyo dadka somaaliyeed, ururku waxaa uu ururin doonaa macluumaadka dhibanaaysha soomaaliyeed, masuuliyiinta ka soo qayb gashay shirka lagu aas aasayey ururka xaqdhowrka soomaaliyeed waxaa ka mid ahaa  ma suuliyiinta  ururka wadajirka soomaaliyeed, waxaa kale oo ka  mid ahaa ma suuliyiin kale oo wadaniyiin soomaaliyeed ah, waxaa kale oo ka soo qayb galay ma suuliyiinta maamulka ilays.com, wax garadkii goobta isugu yimid  waxaa ay isku raaceen in la gaaray waqtigii loo istaagi lahaa in wax laga qabto dhibaatooyinka ku soo noqonoqday  dalka iyo dadka soomaaliyeed, waxaana ay hoosta ka xariiqeen in si wadajir ah loo raadiyo xaqa iyo  xuquuda aadamanimo ay ee lee yihiin umada soomaaliyeed, shirkaas waxaa si wadajir ah looga cambaareeyey dhibaatada ay xabashidu ku hayso shacabka ay gumaysato ee soomaali galbeed.

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :