asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

khayre1

Home » somali news »

wixii ku jira badda iyo bariga waxaa wada leh soomaali

khayraadka dalkaBadda iyo bariga soomaaliya waxaa ka socda olole balaaran oo lagu guranayo khayraadka soomaaliya,  dadka boobaya khayraadka waa  dad ajaanib ah waxaana garwadeen ka ah dad soomaali ah, dad badan oo soomaali ah ayey shaqo u noqotay inay kambaniyo kula soo heshiiyaan khayraadka soomaaliya, dhamaan shisheeyaha ku jira badda soomaaliya waxaa wada oo la og danbiilayaal soomaali ah waxaana  waardiye ka ah askar soomaali ah, maraakiib badan oo si sharci daro ah uga kaluumaysanayey  baddaha soomaaliya oo la qabtay waxaa ay sheegen inay fasax ka haystaan shaqsiyaad danbiilayaal ah oo soomaali ah, waxaa jira shirkado macdan ka guranaya gobolo badan oo soomaaliyaku yaala, shirkadahaas waxaa garwadeen ka ah danbilayaal soomaali ah, hadaba dalka soomaaliya waxaa uu ka dhexeeyaa umada soomaaliyeed, khayraadka ku jira dhulka iyo cirka badda waxaa wadala leh umada soomaaliyeed, ma jiro shaqsi ka ligiis ku takri fali kara khaqraadka dalka, maxaa yeelay dalka waxaa wada difaacda soomaali oo dhan.

Qofkii kaluun ka kala soo baxa badda  kaluunkaas oo ka badan wax uu markaas cuno   waxaa khasab ku ah inuu wargaliyo dawlada kana bixiyo canshuur, dad badan oo soomaali ah oo ay madaxmartay qabyaaladu ayaa ku riyoonaya inay ka ligood batrool kala soo baxaan dhulka soomaaliya, maxaa yeelay waxaa u rumowday inay ku takri falaan xoolo badan oo kala dhexeeyey umada soomaaliyeed, qurbajoog badan oo soomaali ah ayaa wali wada  inay shirkado maafiya ah geeyaan soomaaliya, ugu danbayntii , waxaan uga digaynaa danbiilayaashu inay shanta kala baxaan boobka iyo bililiqada ay ku hayaan khayraadka soomaaliya, wixii aad horay uga hesheena waxaa wax xaaraan oo aadanaan waliguun ku qaboobayn, waxadna ogaataan in la idinkula xisaabtami doono wixii aad ku fasheen dalka soomaaliya.dhamaantoodna waanaqaanaa shaqsiyaadka dhibaatada ku haya khayraadka soomaaliya

by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :