asmaul-husna
google

uirurka xaqdhaworka soomaaliya

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

xabashida oo xasuuqday shacabka soomaali galbeed

xasuuqa shacabka soomaali galbeedWararka ka imaanaya gobolka ay xabshidu gumaysato ee soomaali galbeed ayaa sheegaya in dad badan oo soomaali ah lagu xasuuqay , warARka ayaa sheegaya in 15 ruux oo soomaali ah lagu dilay degaanka Daroo-labuu, dilka waxaa si wadajir ah u gaystay shacabka xabashida  iyo ciidamadamo xabashi ah oo wada socda, dadKa la xasuuqay ayaa ahaa dad shacab ah oo go,doon ku ahaa deegaamada oromiya, dilkaan waxaa uu daba socdaa dilkii 150ka ruux ee soomaalida ah lagu xasuuqay degaanka awaday, dad kabadan laba malyan oo soomaali ah ayaa hada go, doon ku ah gudaha ithoobiya, dadkaas ayey xabashidu ka dhigtay mid ay dilaan iyo mid dhacan, xabashid ayaa dadkaas nolosha ka go,doomisay, waxaana ay ku oodan yihiin guryahooda, in kabadan 50 ruux ayaa gaajo ugu dhintay guryahooda, dhibaatada ay maantay xabshidu kula kacday shacabka soomaaligalbeed ayaa ah mid aan horay u soo marin, xabashida waxa caado u haan jirtay inay shacabka soomaali galbeed xasuqaan oo ay kufsadaan oo ay dhacaan laakiin waxaa ay maantay shacab isugu dareen dil iyo dhac iyo kufsi iyo gaajo ooy nafta uga qaadaan, cadaawadii ay xabshi u qabtay shacabka soomaaliyeed hada waa ay laba jibaartay,  xasuuqa lagu hayo shacabka soomaali galbeed waxaa indhaha ka laabtay beesha caalamka iyo hayadaha u dooda xuquuqda aadanaha, maamulka cadowga ah ee dargigu waxaa uu ka xishoon wayey inuu samata bixiyo caruur saqiiro ah iyo waayeel iyo haween, maalmulka xabashidu waxaa uu go,aan ku gaaray inuu ciribtiro soomaali walba oo ay ka helaan, shacabka soomaalida ah ee hada lagu xasuuqayo gudaha oromiya waxaa ay ahaayeen shacab markii hore ka qaxay dhibaato uu ka hayey xabashigii cabdi iley, si kastaba ha noqtee umada soomaaliyeed meelwalba oo dunida ka joogto waxaan u sheegaynaa inay u gurmadaan dadkaas, una diyaargaroobaan sidii ay xabashi isaga dhicin lahaayeen , ugana aargoosan lahaayeen dhibaatada soo jireenka ah ee ay ku wadeen umada soomaaliyeed, ugu danbayntii waxan si buuxda u cambaaraynaynaa falalka waxashnimada ah ee maamulka  arxanka daran ee dargigu ka wado gobolka soomaligalbeed, waxaan leenahay xabashi ha dhacdo.

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :