asmaul-husna
google

uirurka xaqdhaworka soomaaliya

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

dhaqan xumo dhulkii hooyo ayey degtay

download (3)Wax badan ayaan farta ku fiiqnay dhaqan xumada  ay ku kaceen dhalinta ku nool qubaha , waxaa dhaqan xumadaas in inay ka barteen loo aanaynayey  bulshooyinka gaalada ah ee ay ku dhex nool yihiin, balse ma iswaydiidey dhaqan xumada ay ku kaceen dhalinta ku sugun gudaha soomaaliya, iyo cida ay ka barteen?, dhalinyarada ku sugan gudaha soomaaliya waxaa ay kaalinta koowaad kaga jiraan dhalinyara caalamka  ugu dhaqanka xun, dhaqan xumada ay ku kacaan dhalinyarada ku nool soomaaliya waxaa ka yaxyaxay dhalintii qurbaha laga keenay ee dhaqantoosinta loo geeyey soomaaliya.

Dhalinta ku nool guadaha soomaaliya waa dhalinyaro ku dhashay meel aan dawlad ka jirin oo fawdo ah,waa dhilin ay isugu mid tahay  iyuu khamri cabo iyo inuu dad laayo, gudaha soomaaliya waxaa laga helaa daroogo nooc walba oo dunida kale taal, xaafad walba waxaa ku yaala xarun lagu sameeyo khamriga, beeraha ugu waawayn caalamka ee xashiiku ka baxo waxaa ay ku yaalaan gudaha soomaaliya, waxaa kale oo soomaaliya lagu abuuray daroogada heroin oo abuurkeeda laga keenay afghanistan, garoomada soomaaliya waxaa ka soo dega daroogo farabadan oo laga keenay wadamo ay ka mid yihiin hindia, waxaana loo soo gudbiyaa wadamada africa iyo yurub iyo asia, diyaaraha amisom ayaa ka qaybqaata ka ganacsiga daroogada, malaayin dhalinyaro ah oo ku noo gudaha soomaaliya ayaa ku halaagsaday daroogdaas, kumaankum  isugu jira baarar iyo hoteelo ku yaala soomaaliya ayaa dhalinyarada lagu baraa dhaqan xumada, waxaan maqlay inay soomaaliyaay ka furan yihiin hoteelo qaawanaan lagu galo, foolxumada iyo dhaqan xumada ka socota soomaliya majirto cid awood u leh inay waqtigaan wax ka qaataan, qofkii soo hadal qaada fasahaada ka jirta 5 daqiiqo ka dib waa la dilayaa, dhalinta ku nool gudaha soomaaliya waxaa ay la haystaa oo ku taxan yihiin filimada xun xun ee laga barto fusuqa iyo daroogada iyo danbiyada ee internertaka la soo galiyo, dhalinta ku nool soomaaliya ayaa u badan kuwa uu lumay mustaqbalkoodii,waxaana sababteeda iska leh dawlad la,aantuu mudada dheer ka jirtay soomaaliya, dhanka kale isticmaalka daroogada jaadka iyo shiishada ayaa caadi ah gudaha soomaaliya, dadkuna lama yaabaan hadii ay arkaan qof isticmaalaya, si kastaba ha noqtee dalkii soomaaliya waxaa uu gacanta u galay danbiilayaal arxan daran oo duleeyey dhalinyardii soomaaliyeed, waxaana laga shaqeeyey in qoysas badan ay daaqada ka baxaan, waxaan aragnay qoysas uu  odaygii jaad cunayo, hooyadii shiishad cabayso wiilkii xashiish cabayo gabadhiina ay qaawan tahay, ugu danbayntii dhalinyarada soomaaliyeed waxaa ay u baaham yihiin in lagu sameeyo dhaqan toosin , laakiin waxaa iswaydiin mudan xagee loogu samaynayaa dhaqan toosinta?. by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :