asmaul-husna
google

uirurka xaqdhaworka soomaaliya

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

ha is oran cidi kuma arkay see waxaad rabto samee

interneteWaxaa jira dad badan oo ku dhiirada inay mar walba sameeyaan dhibaatooyin isugu jira dil dhac kufsi qimaamo sixir iyo wax ka sii xun, waxaa laga yaabaa in dadkaasu ay is lee yihiin lagumo arko ama laguma oga ama laguma yaqaano ama hadii lagu soo raadsho cidiba ku soo helayso,  sida xaqiiqada ah maantay aduunyadu waa ka badalan tahay sidii ay shalay ahaan jirtay, dadka ku nool dinidu waxaa ay gaareen horumar aad u sareeya, qalabka casriga ah ee la sameeyey ayaa dadka dunida ku nool ka dhigay  kuwo hal xaafad ah ku wadanool, qof kastana waxa uu samaynayo waa log yahay , hadii  loo baahdana si fudud ayaa lagu soo heli karaa, horumarkaas waxaa qaybta ugu wayn ka qaatay satelliteka iyo taleefanada iyo baabuurta iyo cumbuyuutarada,iyo internetka, dadka ku nool wadamada horumaray ama dawladaha leh uma baahna inay raadiyaan qof ku noolaa dalkooda maxaa yeelay waa og yihiin halka uu joogo iyo waxa uu samaynayo, xataa hadii uusan wadan taleefon ama gaari ama qalab casi ah waxaa lagula soconayaa  faro ama dhiig horay looga qaaday, dadka ku nool dhulka dawla,aantu ka jirto ee baadiyaha ah waxaa laguma soconayaa satelliteka  xataa hadii uusan wadan qalab casi ah, saacadii loo baadana waa la soo qabanayaa, aduunyada halkaas maraysa ayaa dad soomaali ahi waxaa ay samaynayaan danbiyo ka dhan ah xuquuda aadanaha, qarkood waxaaba  caado u ah inay internetka  soo galiyaan sawiro iyo video dhaqan xumo ah ama ay dad ku caayayaan ama ay diin ugu gafayaan, qof kasta oo wax soo galiyey internetka waa la og yahay magaciisa oo sadexan iyo halka uu joogo iyo halka uu ka soo galiyey iyo waqtiga uu soo galiyey, qofkii dad dila ama hanti xada ama gaysta dhibaato noocwalba oo tahay waxaa xaqiiqo ah inuusan sina u baxsanayn, waa lagu og yahay oo waa lagula socdaa, si kastaba ha noqotee ujeedada qoraalkayga ayaa ah inaan u digo dadka soomaalida ee caadada kadhigtay  inay mar walba wax qaribaan, danbiilayaasha gudaha soomaaliya ku nool iyo kuwa dibadaha ku nool dhamaantood wax ku halaynaya waa lala socdaa, ugu danbayntii danbiilayaasha wax qariba ilaahay waa og yahay  aadanuhuna marqaati ayey ka yihiin ,ilaahayna ma jecda qofka daalinka ah.

by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :