asmaul-husna
google

uirurka xaqdhaworka soomaaliya

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

hadii gudniinka la diiday maxaa fisqiga loo baray dumarka

haweenSanadhaan danbe waxaa  aad loo buun buuniyey barnaamij la magac baxay gudniinka hablaha, barnamijkaas waxaa qandaraas ku soo qaatay dad badan oo isugu jira soomaali iyo ajaanib, dadkaasu waxaa ku doodayaan inaan gabi ahaanba lagudi karin hablaha, balse barnaamijkaas waxaa dhinac socda barnaamij kale oo hablaha lagu barayo fisqiga iyo xumaanta, waxaa jira barnaamijyo badan oo haweenka labaro kaasoo meel ka dhac ku ah nolosha iyo sharafka hablaha , waxaa jira barnaamijyo badan oo hablaha lagu baro dhaqan xumada iyo sida galmada xaaraanta ah loogu fududeeyo sinada, barnaamijyadaasu waxaa ay caadi ka dhigayaan inay gabadhu markii ay doonto sinaysan karto, waxaan aragnay dad badan oo qandaraas  ku soo qaatay inay haweenka ay baraan isticmaalka cijirka iyo sida uurla la isaga ilaaliyo iyio sida sahlan ee cunuga caloosha ku jira la isaga soo tuuro, weerarkaas haweenka lagu soo qaaday waxaa ka dhashay foolxumo badan oo ay ka mid tahay in guurkii uu yaraado iyo inay badato zinadii iyo ilmaha aabe la,aanta ah, waxaa la waayey cid soomaali ah u gundata inay haweenka ka waaniyaan xumaantaa la barayo, culumo  iyo caamo hawshoodu waxaa ay ku ee ekaatay oo kaliya ka hadalka  gudniinka, ayagoo fulinaya barnaamijyo ay dad khaas ah wataan.

Hadaba  fikarada aan qabo gudniinka fircooniga ah ee lagu sameeyo hablaha soomaaliyeed ayaa ah mid aad iila qaladan, mana ahan in dhibaato loo gaysto xubnaha haweenka, laakiin waxaan qabaa fikrada ah in haweenka soomaaliyeed laga dhigo maqdiyo guri ku xiran ilaa laga guursado, sida dalka sucuudiga, waxaan qabaa in haweenaydii soomaaliyeed ee lagu arko dhaqan xumo in la dilo,  waxaan qaba in haweenka soomaaliyeed lagu qabto gacan bir ah, waa in haweenka soomaaliyeed laga ilaa liyaa inay dibadaha u soo dhoofaan, waa inaan haweenka soomaaliyeed ee qurbaha jooga aan la guursan wax ubad ahna aa laga dhalin ilaa laga xaqiijiyo inay tahay  qof asturan oo leh waalid wanaagsan, waxaan qabaa in haweenka soomaaliyeed lagu celiyo dhaqamadii gaboobay ee ay soomaalidu lahaan jirtay, sababta igu kaliftay inaan argatidaas ka qaato hablaha soomaaliyeed ayaa ah markii aan u dulqaadan waayey ceebaha joogtada ah ee faafinayaan habalaha soomaaliyeed ee jooga dalka iyo dibada, kumaankum haween soomaaliyeed ah ayaa cadaystay inay fasahadiyaan bulshada soomaaliyeed, haweenkaasu waxaa aay cawradooda iyo sinadooda ku soo bandhigeen goobkasta oo ay soomaali isugu timaado, hablahaasu waxaa ay meelkadhac ku sameeyeen dhaqankii sharaftii ay lahaayeen hablaha soomaaliyeed, hablahaasu waxaa ay masuul ka noqdeen inay fasahadiyaan malaayin rag ah, haweenkaas ayaan qabaa inay yihiin kuwii horay loo so baray habka loo sinaysto, si kastaba ha noqotee waxaan filayaa inuusan jirin qof soomaali ah oo jecel inuu arko gabar walaashiis ah ama mid la dhalatay ama mid uu dhalay oo samaynaysa xumaan , hablahaan internetka iyo magaalooyinka qaribay waxaa dhalay rag waxaana  ay la dhasheen rag bale xumaantaas waxaa u fasaxay ninka ay wadankiisa joogto, hadaba nin kii doonaya sharaftiisa iyo mida ehelkiis yuusan qurbaha u soo dirin qurbalaha soomaaliyeed in kastoo ay jiraan hablo yar oo ilaahay asturay.

by xaashi

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :