asmaul-husna
google

uirurka xaqdhaworka soomaaliya

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

qarixii zope cidna looma ciqaabin

0390D84F-372B-441A-AEB6-4722D218ADBD_w1023_r1_s14kii oktoobar 2017kii waxaa muqdisho ka dhacay fal danbiyeed aad u wayn oo waxyeelo badan loogu gaystay shacab aad u badan oo tiradoodu kor u dhaafayso 1000 qofood hanti aad u badana waa lagu burburiyey, falkaas foosha xun cidii gaysatay ma jirin cid isku hawshay inay soo la qabato, waliba waxaa la helay raadka kuwii ka danbeeyey falkaas, waxaa la qabtay qaar ka mid ah dadkii qaraxa wax ka fuliyey, waxaa la aqoonsaday cida is leh gaariga qaraxa lagu fuliyey, waxaa la aqoonsaday darawalkii waday gaariga, waxaa la aqoonsaday dadki soo abaanulay qaraxaas, waxaa la aqoonsaday  kuwii fududeeyey qaraxaas, balse arimo musuqmaasuq iyo qof jeclaysi ayaa loo soo qaban waayey danbiila yaashaas.dadkii falkaas gaystay %90 waxaa ay si nabad ah ugu nool yihiin guryhooda, qarkoodna waxaa ay ku sugan yihiin wadamada dariska ah, arimaha u wayn ee hortaagan inla soo qabto daniilayaasha ayaa aharimo ku saabsanmusuq iyo qabiilka iyo nin jeclaysi iyo qabyaalada, dadkii ku nafwaayey ama waxyeeladu ka soo gaartay qaraxaas waxaa dhiigoodii iyo hantidoodii  lagu badashay shilimaad iyo qabyaalad, arimaha garsoorka iyo laamaha boliska iyo nabad sugida ee ka jira soomaaliya ma ahan kuwo cadaalad ah ,waana kuwo u nool hadba kuwii afka wax ugu rida, inkastoo aysan hadana awood badan lahayn, kuwii baarayey qarixii zope waxaa ay dabool saareen dhamaan raadadkii danbiilayaasha ayagoo xeeririnaya dano shaqsiyadeed, laakiin kama hari doono ilaa aan gacanta ku soo dhigno danmbiilayaashii falkaas gaystay,si kastaba ha noqotee waxaa hubaa kuwii ka danbeey qaraxaas in aysan nolol fiican ku waarayn, meel ay dunida ka joogaana waxaana ay ahaan doonaan kuwo qaba qalqal iyo cabsi aan ka bixin, ugu danbayntii danbiilaashii ka danbeeyey qarixii zope waxaan filaynaa qaarkood inay ka mid yihiin xildhibaanada iyo madaxtooyada soomaaliya waana arin aan la beensan karin marka loo fiiriyo waxa ka jira soomaaliya.

maxmad cali muqdisho

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :