asmaul-husna
google

uirurka xaqdhaworka soomaaliya

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

shacabka boosaaso oo ladaalaa dhacaya samata bixinta doon ganacsi

 doon boosaasoMagaalada boosaaso waxaa ka socda gurmad xoog badan oo lagu samata bixinayo doon  ganacsi oo ku soo caarisay xeebta,doonta ayaa ka timid dubai waxaana ay u rarnayd ganacsato soomaali ah waxaana ay siday ganacsi isugu jira bagaash iyo baabuur, doonta ayaa markii ay soo gaartay meel aan sidaas uga fugay dekada boosaaro waxaa ku yimid cilad waxaana soo galay biyo, qaylo dhaan badan oo uu sameeyey kabtan kii doonta iyo ganacsatadii ay u rarnayn ayey u suurta gali wayday in maamulka dekada boosaaso uu wax gurmad ah u fidiyo doontaas, ugu danbayntii doontii waxaa ay ku soo caarisay dhanka xeebta , kumaankum ka tirsan shacabka boosaaso ayaa gurmad u fidiyey hantidii saarnayd doonta, waxaana socda dadaal lagu doonayo in alaabta saaran doonta si nabad ah banaanka loo soo gaarsiiyo,ganacsatadii ay u rarnayd doontu ayaa ka mahad celiyey dadaalka ay  shacabka boosaaro u fidiyeen doontaas, xeebta ay ku soo caarisay doonta waxaa hada hawl ka haya cagafcagafo iyo iyo baabuur iska rogayaal ah oo ciid ku shubaya badda si loo gaaro  gudaha doonta, waxaa kale oo jira  doomo yaryar oo guraya qaar ka mid ah alaabtii saarnayd doonta , si kastaba ha noqotee shacabka  gurmadka u fidinayey doonta waxaa ka muuqatay baahi badan oo ay u qabaan dawlad soomaaliyeed oo xoog leh,ugu danbayntii  hadii ay jirto dawlad soomaaliyeed oo awood leh doontaas shacabku kuma rafaadiin ee waxaa ay u diri lahayd shaqaale iyo maraakiib soo xambnaara doonta iyo hantida saaran.

cabdulahi ilka case lawyacado soomaaliya

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :