asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

mawliidka-nabiga-csw2

Home » somali news »

shacabka soomaali galbeed oo dhibaato badan ka wada kismayo

liyoo policeMagaalo madaxda gobolka jubada hoose ee kismayo waxaa ka jira dhibaato baahsan oo ay gaysanayaan malaysiyo kasoo hayaamay gobolka ay xabashidu gumaysato ee soomaali galbeed, dadkaasu waxaa ay boob iyo dil iyo kufsi isugu dareen shacabkii soomaaliyeed ee iska lahaa deegaanka jubada hoose, shacabka soomaaligeed ayaa magaalada kismayo ka muujiyey cadaawad iyo dhaqan xumo ay ka soo barteen xabashidii gumaysan jirtay, shacabkaas soomaali galbeed ka yimid waxaa magaalada kismayo keenay oo ugu gacan haatiyey danbiile axmad madoobe, waxaana uu ka dhigtay ciidan uu ku laayo shacabka reer kismayo, axmad madoobe waxaa uu horay magaalada kismayo uga gaystay dilal aad u badan oo uu kula kacay shacab aad u badan  oo reer jubada hoose ah, malaysiyada ka amar qaadata axmad madoobe ee ka timid soomaali galbeed ayaa guryihii la daganaa iyo dhulalakii banaanaa xoog kula wareegay, waxaa jira guryo badan oo dhisnaa oo ay baaldoosaro galiyeen, waxaa jira guryo ay ka dul dhisteen guryo kale, malaysiyada soomaali galbeed waxaa ay albaabada igu dhufteen dhamaan amaankii iyo noloshii ka jirtay magaalada kismayo, axmad madoobe iyo malaysiyadiisu waxaa ay diideen inay magaalada ka xoogsado qof aan ayaga ahayn oo aan ka imaan soomali galbeed, abaan duulaha malaysiyada dhibaatada ka wada kismayo axmad madoobe ayaa dawlada kenya ku qanciyey habka uu u ciqaabayo shacabka kismayo, afhayeenka malaysiyada soomaali galbeed danbiile seeraan ayaa ka been sheegay dhibaatada lagu hayo shacabka kismayo, si kastaba ha noqotee waxaa magaalada kismayo ka jira arimo aad u qalafsan oo ay wadaan shacabka soomaaligalbeed, waxaa aad isu soo taraya niyad jab aad u badan oo ay shacabka soomaaliyeed ka qaadeen shacabka ka soo jeeda soomaali galbeed, waxaa meesha ka sii baxaysa walaaltinimadii ay dadka reer soomaaliya u qabeen walaalahooda ku dhaqan soomaali galbeed, shacabaka reer kismayo ayaa gabi aahanba naceen dadka ka soo jeeda gobolka ay xabashidu gumaysato ee soomaali galbeed, waxaana ay shacabka kismayo qaadan waayeen hab dhaqankooda foosha xun, shacabaka soomaali galbeed ayaa kismayo la tagay shan  waxyaabood oo kala ah hunguri xumo iyo doqonimo iyo qabwaynan dhaqan xumo naxariisdaro.  ugu danbayntii 18kii beelood ee deganayd jubada hoose ayaa kismayo ka waayey shaqo iyo amaan, beelahaasu waxaana ay ka fakaryaan sidii ay isaga dhicin lahaayeen malaysiyada dhaqanka wayaanaha leh ee u adeega danbiile axmad madoobe.

wariye kunow agagaarka qandal kismayo

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :