asmaul-husna
google

uirurka xaqdhaworka soomaaliya

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

shacabkii kismayo afkiibaa juuqda gabay+daawo

KISMAYO AFKII BA JUUQDA GABAYWaxaa magaalada kismaayo gaaray wasiir lagu badlay wasiirkii sida xaqdara ahayd loogu dilay muqdisho ee lagu magacaabi jiray cabaas c/laahi sh siraaji, wasiirka ayaa kismayo u tagay inuu soo indhadheeyo  xaalada ka jirta magaaladaas, wasiirku ayaa kismayo ku  wax aad uga gadisan waxii uu filayey ,wasiirku waxaa uu la kulmay shacab aad u badan waxaana uu la shiray qaybo kala gadisan oo bulshada rayidka ah ka mid, wasiirku waxaa uu indhihiisa ku arkay dad shacab ah oo aan faraxsanayn oo aad u murugaysan, dadka qaarkiisna ilmo ayaa indhahooda ku taagnayd, majirin hal qof oo wasiirka la hadlay qof waliba afkiisa ayuu qabsaday, waxaana uu iska ilaalinayey inuu hadal ka fakado dabadeedna caawa lala baxo, magaalada kismayo waxaa ka jira arimo aan indhaha laga qabsan karin, shacabkii degana kismayo waxa laga dhigay mid la dilo iyo mid la xiro iyo mid la masaafuriyey. mana jiro qof ka caban kara dhibaato kasta oo lagu sameeyo, magaalada kismayo waxaa ay gacanta ugu jirtaa milatariga kenya iyo koox u adeegta, magaalada kama jirto wax dhaqdhaqaaq ganacsi ah, dekada iyo gagida diyaaradaha waxa fadhiya ciidamo kenyati ah, si kastaba ha noqotee shacabka ku dhaqan jubada hoose waxa haysa amaandaro iyo shaqo la,aan iyo nolol xumo, waxaa taas u dheer xadgudubka ay ku hayaan malaysiyada axmad madoobe iyo danbiilayaasha shabaab , ugu danbayntii kismayo waxaa ka jira dhibaato ka mugwayn waxa ka jira magaalooyinka kale ee soomaaliya.

daawo dadkii uu wasiirku kula kulmay kismayo

wariye kunow tuulada yoontoy

 

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :