asmaul-husna
google

uirurka xaqdhaworka soomaaliya

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

kenya iyo xabshida oo nairobi ku daldalaya onlf

xabashi iyo onlfCaasimada kenya ee nairobi waxaa ka socda shir lagu marin habaabinayo jabhada onlf ee ka dagaalanta gobolka soomaali galbeed,  magaalda nairobi waxaa ku sugan danbiilayaal xabshi ah iyo kuwo daba qoodhi ah , xabashida gaartay nairobi waxaa ka mid ah danbiile cabdi ilay iyo tigreegii cadowga ahaa ee gabre, maamulka xabishida ayaa nairobi isugu yaaray odayaal ka tirsan beesha ogaadeen oo ka soo kala jeeda gobolka NFD  ee kenya gumaysato  iyo gobolka ay xabashidu gumaysato ee soomaalia galabeed, xabashida ayaa beesha ogaadeen u sheegtay  inay si degdeg ah ku soo xereeyaan masuuliyiinta iyo ciidanka jabhada  ONLF ee dagaalka ka wada gobolka soomaali galbeed, xabashida ayaa beesha u balan qaaday inay siin doonto awood ay dalka soomaaliya ku qabsadan gabi ahaantiis, xabashidu waxaa kale oo ay sheegtay inay sii dayndoonto dadka siyaasada u xiran ee ka tirsan beeshaas, balan qaadkaas waxaa dhinac socday hanjabaad uu bixinayey danbiile cabdi iley oo horay u xasuuqay kumaankum ka tirsan shacabka soomaali galbeed,waxaana uu sheegay hadii uu shirku fashilmo uu talaabo culus qaadi doono, soo jeedinta xabshida waxaa dhinaca jabhada ogolaasho ku cabunayey odoyaal reer NFD ah oo ka soo jeeda isla beeshaas uu ka mid yahay xaaji yuusuf iyo yuusuf xaaji,xabashidii shirka ku jirtay ayaa sheegtay in gobolka soomaali galbeed ay ka dhigi doonto gobol  barwaaqo ah, koofurta soomaaliyana uu madaxwayne ka noqon doono qalbi dhagax, mana jiri doono ayey tiri awood aan ogadeen iyo xabashi ahayn oo ka jiri doonta inta u dhaxaysa muqdisho iyo adisababa, xabashida ayaa shirka la timid wax kasta oo ay daaqada uga saari karto jabhada gobonimada doonka ah  ee OLNF, maamulka sii liicaya ee wayaanaha ayaa isku dadaya inuu la yimaado wax kasta oo ay ku lugayn karaan jabhada ONLF, habada xabashida ayaa jabhada u martay jid qaldan, waxaana ay xabashidu jabhada ka dhigaysaa inay tahay beel waana waxa ay u soo wateen dabiile cabdi iley, magaca ogadia waxaa la yiraadaa dhulka soomaali galbeed, waana magac uu bixiyey gumaysigii ingiriiska, sababta ay beesha ugaadeen ugu bateen jabhada ayaa ah= beesha ogaadeen waa beesha u badan beelaha dega soomaali galbeed, beesha ogaadeen waa beel taariikh  u leh halgan kasta oo lagu xoraynayo dalka soomaaliya, beesha ogaadeen waxa ka dhashay  ama ay dhaleen  qof  kasta oo taariikh ku leh dalka soomaaliyeed, beesha waxaa ka dhashay kumaankum nin oo wada halyey ah, beesha waxaa ka dhashashay halyeygii u horeeyey  ee qaarada africa ka soo jeeda oo diyaarad lagu weeraro, taariikhdiisana waxaa lagu dhigaa jaamacadah dunida, allaha u naxariistee waxaa uu ahaa sayid maxamad c/dile xasan, dhanka kale beesha waxaa ay leedahay kumaankum qofood oo wada abwaano iyo gabyaa iyo suugaan yahano ah, dhanka kale beeshu waa barakaysan tahay oo sida loo laayo uma farac go,aan  ee waa sii bataan, aniga oo aan xaqiray amaanta ay beesha ogaadeen  soomaali ku dhexleedahay ma ahan mid aan halkaan ku soo koobi karo wanaagooda, waxaase dhici karta mararka qaarkood inaad ku aragto shaqsiyaad aan badnay oo qalafsan oo ku jira beeshaas,  si kastaba ha noqotee xabashida ayaa hada isku dayeysa inay been siyaasadeed ku qiyaanto beeshaas, waxaana ay beesha u dhigtay dabin hadii ay mar ku dhacaan aysan baxi doonin, xabashida ayaa doonaysa inay shidaal ka qodoto gobolka soomaali galbeed, shacabka soomaaliyeed ee degana ay dulkeento shacab ka badan oo shaqale  ku yimaada degaanka ka dibna xoog ku qabsada, shirkaas qiyaamada ah ee ay xabaashidu nairobi kawado waxaa dabada ka riixaya dawlado waawayn oo waligood xabashida garab u ahaa, ugu danbayntii intii ay cabde ilay iyo gabre kenya joogeen waxaa ay nairobi ka fuliyey qalalaase badan sida xafladii lagu taageerayey sanadguuradii farmaajo dhalinyarada weerartay waxaa soo diray gabre iyo cabdi ilay, waxaan lee nahay xabashi waa cadowga kuwaad ee umada soomaaliyaad.

xuseen xasax nakuru kenya.

hadii ay sidaas yeeleen

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Bookmark and Share

to me :