asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

mawliidka-nabiga-csw2

Home » somali news »

xuska sanad guuradii 98aad ee ka soo wareegtay weerar kii taleex

talex dagaalDeegaanaada uu ka taliyo maamulka khatumo waxaa laga xusuy sanadguuradii ka soo wareegtay duulaankii qaawanaa ee uu ingiriisku ku soo qaaday taleex, taariikhdu markii ay ay ahay 07/02/1920kii waxaa weerar dhanka cirka ah uu ingiriisku ku qaaday xaruntii daraawiishta gobanimadoonka soomaaliyeed ee taleex,  taleex waxa ay xarun u ahayd ciidamadii daraawiishta oo uu hogaaminayey allha u naxariistee sayid maxamad cabdile xasan, ciidanka daraawiish ayaa ahaa kuwo dagaal kula jira gumaysigii cadaa ee ingiriska, daraawiishta ayaa sababta u ahaa in soomaaliya ay noqoto dad wada muslim ah oo wada suni ah, allha u naxariistee sayid maxamd cabdile xasan ayaa sabab u ahaa inay soomaali yeelato dal ay gooni u lee yihiin, sayid maxmad waxaa uu la dagaalamay cid kasta oo ku soo xadgudubtay dalka iyo dadka soomaaliyeed, sayid maxad waxaa uu dagaal toos ah la galay gumaysigii ingiriiska, waxaana uu u gaystay jab iyo naasabeel, sayid maxmad waxaa uu been ka dhigay hadafkii uu ingiriisku ka lahaa dalka soomaaliya, ciidamadii daraawiish ayaa dagaal ku qaday dhaamaan meelkasta oo lagu sheego inay joogaan gumaysigii cadaa e ingriiska, daraawiish ayaa dhulka ugu xoog sheegatay gumarsigii ingriiska, dabaded ingriis waxaa ay ka gayn wayday inuu diyaarado ku garaaco taleex oo hayd xaruntii daraawiisheed,  si kastaba ha noqotee demada taleed iyo buuhoodle waxaa si wayn looga xusay sanad guuradii 98 aad ka soo wareegtay eduulaankii qaawanaa ee uu ingiriisku ku qaaday  taleex, munaasabada waxaa kale oo lagu dhigay meelo badan oo soomaalidu degan tahay.

c/laahi ilkacase lawyacado

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :