asmaul-husna waqtiga-salaada1-
google

uirurka xaqdhaworka soomaaliya

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

barbara aragnaye boosaaso ma ogtahay ?

xabashi iyo carab oo dulminaya soomaaliTodobaadkaan waxaa ay cid waliba oo aduunka ku nool daawanayeen duligii ay ku dheceen kooxda yar ee soomaalidiid ah ee ku sugan hargaysa, waxa ay sameeyeen ayaa ahaa wax uu qofkii damiir lahi uu ka yaqyaqsoodo, manajirto noole dunida jooga oo  ay ka suuroowdo inay nolosho halkaas lagasho, soomaalidiidyadu aan sharafta lahayn waxaa ay garanwayeen in deeganka ay ku noolyihiin oo laboobayo inay qaybtooda qaataan, neefkii ay lahaayeen oo gurigooda lagu qalay ayey cad quureed ka qaateen , cadka ay ku yeesheen neefkaas ayaa noqday sambabada iyo haraga, waxa cadkaas xun loo siiyey ayaa ah waxaa la ogaaday inay yihiin dad masakiin ah oo habawsan oo aan garanayn meel ay u socdaan, hadaba waa aragnay ceebta ay dhexfariisteen soomalidiidyado, balse waxaan rabnaa inaan wax ka ogaano cadka laga siiyo kooxha amaxaara jecelka ah ee ku sugan garoowe,  sida xaqiiqada ah maamulka garoowe waxaa uu caan ku yahay u adeegida xabishida, waana maamul aan jeclayn inuu soomaali wax la wadaago, inta badan maamul garoowe waxaa ay kalsooni wayn ku qabaan inay xabashi ku darsadaan, dekada boosaso waxaa ay ka mid tahay dekadaha ay duulaanka ku soo qadeen dawladaha carbeed ee cadwoga ah, kooxda garoowe waxaa ay dekada boosaaso heshiis 30 sano ah kula soo galeen emarateka,kooxda garoowe heshiiskii ay la soo galeen dp world qodobadii uu ka koobnaa cidna ma aysan tusin waa qariyeen, waxaana ay u qariyeen sidii ay soomaalidiidka berbera u qariyeen heshiiskoodii, waxaa cidwaliba wadnaha farta ugu haysaa in heshiiska ay la qaateen maamulka garooowe shirkada maafiyada ah ee dp world inuu %100 ka xun yahay midka ay soo qaateen soomaalidiidyada ku sugan hargaysa, waxaa laga yaabaa in maamulka garoowe inuu %50 ka siiyey xabashi, ama waxaa lagayaabaa inay dekada dhamaanteed wadasiiyeen,waana suurta gal oo lama beensano, labada maamul ee hargaysa iyo garoowe waxaa ay tartan ugu jiraan sidii ay xabashi u farxad galin lahaayeen, waxaana ay isku dayayaan inuu mid waliba midka kale inuu xabashi uga dhawaado, waxaana ay samaynayaan wax kasta ooy ku raaligankaraan xabashi, garoowe iyo hargaysa waxaa ay ka fureen xafiisyo ay xabashi leedahay oo ay ka mar qaataan,si kastaba ha noqtee soomaalidu waxaa ay tiraahdaa (roob hadii uu imaan rabo waxaa lagu gartaa daruuro) maamulka hargaysa iyo maamulka garoowe hawlihii ay carab iyo xabshi u hayeen waa mira dhaleen, dhaxalkii u horeeyeyna waxa lagu arkay barbara, boosaasana waa ku xigtaa, dekadaha kismayo iyo hobyo iyo muqdisho iyo baraawe warkoodaba daa,

by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :