asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

mawliidka-nabiga-csw2

Home » somali news »

danbiilayaal dad ku xasuuq ay muqdisho

qarax-wehliye-hotel-6Magaalada muqdisho waxaa ka dhacay xasuuq loo gaystay dad shacab ah oo aan waxba galabsan, goob ay dadku ku badan yihiin oo ku taala jidka maka al mukarama  agagaarka hotel wehliye ayaa lagu qarxiyey gaari laga soo buuxiyey miinooyin iyo biro, qaraxaas  waxaa ku dhinatay  14 ruux waxaana ku dhaacan tay in ka badan 20 ruux, falkaas waxaa gaystay danbiilayaal caalmi ah oo fadhigoodu yahay magaalda muqdisho, ujeedada loo xasuuqay shacabka ayaa u muuqda mid lagu doonayo in dhaqaalo looga helo umadaha cadawga ku ah soomaaliya, laba dawladood ee la hubo inay yihiin cadawga umada soomaaliyeed ee kala ah xabshi iyo emaratka, waxaana laga yaabaa in labadaas dawladood ay ka danbeeyeen xasuuqa ka dhacay muqdisho, halkaan waxan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa dhamaan dadkii ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay weerarka cadownimada ahaa ee argagixsadu ku soo qaaday shacabka soomaaliyeed ee ku sugna magaalada muqdisho, intii dhimatay waxaan lee yahay alaha u naxriisto, ehela doodiina samir imaan allha ka siiyo, intii dhaawacantay waxaa lee yahay alha caafiyo.aamiin .

wariye maxamad cali muqdisho

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :