asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

mawliidka-nabiga-csw2

Home » somali news »

dawac soomaali diid ah oo u gafay sayid maxamad

dawac soomaali diid ahMid ka mid ah soomaali diidyada u adeega shisheeyaha ee fadhigoodu yahay hargaysa ayaa isku dayey inuu  wax u dhimo taariikhdii allaha u naxariistee halgamaagii waynaa  ee sayid maxamd cabdile xasan, dawaca soomaalidiidka ah ayaa hargaysa keenay buug ay soo qoreen shisheeye oo ku qoran af soomaali oo lagu aflagadaynayo allha u naxariistee sayid maxamad cabdile xasan, dawaca af nijaaso ayaa sheegay in buuga aflagaadada ah uu asagu qoray, buugaas hargaysa lagu soo bandhigay  waxa ku qoran ayaa ah wax wax u dhimaya sharafta umada soomaaliyeed, baalse aan waxba ka badali galin taariikhdii wanaagsanayd  ee uu lahaa halgamaagii waynaa allha u naxariistee sayid maxamad cabdille xasan,soomaali diidyada ayey la noqotay in wax been ah oo buug lagu qoray wax ugu dhimi karan taariilhda darwiishkii sayid maxamad cabdele xasan,buuga aflagaadada ah eyey kooxda soomaalidiidyada ahi u  qaybiyeen shacabka sharafta badan ee ku afduubaan  gobolka woqooyi galbeed, kooxda soomaalidiidyada ah ee ay madaxmaray jacayka xabashidu ayaa sheegeen inay caruurta soomaaliyeed xoog ah ku bari doonaan taariikhda madow ee ku qoran buugaan  si ubadka looga hababiyo taariikhda u soo maray wadanka soomaaliya, soomali diidyada ayaa ku fogaatay cadaawada ay u hayaan dalka iyo dadka iyo diinta iyo taariikhda iyo dhaqanka, dhulkii ay ku sugan yihiin soomaalidiidyadu waxaa ah ka iibsadeen oo dajiyeen xabashi baddiina waxay ka iibsadeen carab, hadana waxaa ay xabaalihii uga daba tageen halyeeyadii soomaaliyeed waliba ayagoo ka been sheegaya, shacabka soomaaliyeed ee ku sugan gobolka woqooyi galbeed ayaa ku jira xaalad adag oo aysan waxba ka qaban karin, shacabkii waxa laga xiray afkii iyo indhihii iyo dhaqaalhii iyo amaankii, shacabkaas waxaa la gaarsiiyey inay ka hadli waayeen wadankoodii oo laga xoogay,

Si kastaba ha noqotee shacabka soomaaliyeed ee ku dhaqan woqooyi galbeed markii ay arkeen waxa ku  qoran buuga ay ajaanibtu  soo qoreen  ee loo soo dhiibay dawaca afnijaaso  ayey aad uga yaxyaxeen,  waxaa ay shacabku u arkeen in buugaas yahay mid wax loogu dhimayo dhamaan sharafta umada soomaaliyeed, cida buugaas soo daabacday ayaa ku maqalnay inay ahaayeen xabashi qurbajoog ah iyo maafiyo reergalbeed ah, ugu danbayn  shacabka soomaaliyeed ee ku nool woqooyi galbeed ayaa u baahan gurmad looga xoraynayo kooxda yar ee soomaalidiidka ay ee xabashida u shaqeeya ee dhexfadhiya hargaysa.

claahi ilka case lawyacado  soomaaliya.

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :