asmaul-husna waqtiga-salaada1-
google

uirurka xaqdhaworka soomaaliya

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

faysal waraabe oo loo aqoon saday shaqsiga ugu cayda badan soomaalida

waraabeUmada soomaaliyeed meel walba oo ay joogto waa iska warqabaan, majiro qof soomaali ah  oo aan xogtiisa lahayn, qof walba oo soomaali ah waa la og yahay waxa uu ku sagan yahay iyo waxa uu damacsan yahay iyo halka uu tiigsanayo, xataa qofku hadii uu dhagool yahay ama indhool yahay waa la garanayaa halka uu ku siijeedo, qofka aadanaha ahi waxaa uu ku fiican yahay inuu aamuska badiyo hadiise ay ka tagi waydo inuu ku hadlo waxaa u wanaagsan inuu ku hadlo wax dadka dhagaysanaya ay ku farxan,

qofkii sheega hadal wanaagsan oo ay umadu  ku faraxdo ilahayna ajar ayuu ka siiyaa, dhanka kale qofka mar walba bulshada  dhexdeda ka dhex sheega hadalada xun  xun degdeg ayuu u qaymo dhaa wuu qaymo dhacaa rabigayna karaamda ayuu ka sii qaadaa, waliba hadii uu qofku  yahay qof bulshada si wayn ugu dhexjira wixii aad samayso waa ka culus yihiin qof cadiga ah.

Maantay qoraalkayga waxaan ku sooqaadanaya mawaadin soomaaliyeed oo lagu magacaabo faysal cali waraabe, ninkaas odayga ahi waa nin ay soomaalidu inteeda badan ay aad u taqaano , waxa lagu yaqaanana mahan wax wanaagsan, ninkaasu waxaa uu ka soo jeed gobolada woqooyi, goboladaas waxaa degan dad aad u qaymo badan oo wadaniyiin ah ,waxaana kale oo goboladaas ku nool siyaasiin badan iyo aqoonyahano badan iyo culumo badan iyo abwaano badan, iyo dhalinyaro iyo haween ay ku fog tahay soomaalinimadu, waxaa tas dheer dadkaasu waa wada deeq siyiin, siyaasiyiinta ku nool goboladas  waxaa lawlan kala dhexeeyaa siyaasiinkale oo ayguna soomaali ah, arintaasuna dhib ma lahan oo waxaa ay ka mid tahay xarig jiidka u dhexeeya umada soomaaliyeed.

Mid ka mid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda goboladaas oo lagu magacaabo faysal ayaa umada soomaaliyeed ku riday yaab iyo amakaag, cimrigayga intii aan dunida joogay ma arkin mana maqlin qof masuul ah ama waayeel ah oo  sida faysal cali waraabe u caytama, faysal waxa uu caado ka dhigtay inuu ku hadlo wixii afkiisu soo qabto, faysal dad dhintay iyo kuwo noolba wuu wada aflagaadeeyey, faysal waxaa uu afkiisa ka dhawri waayey hadalada ceebta ah ee aan ku fiicnayn in bulshada la maqashiiso sida qabyaalada  iyo cayda, faysal cayda afkiis ka baxaysa waxa ay ceeb ku tahay bulshada sharafta badan ee  degan gobolada woqooyi, faysan marwalba oo uu madiyaha ka hadlo waxaa uu sheegaa wax bulshada soomaaliyeed sii kala fogaynaya, faysal kuwa la degan gobolada woqooyi ayuu ugu cay badan yahay, faysal cidna ma ciseeyo, faysal cayda iyo qabyaalada uu hadlo mar walba waxaa uu ka dhigtay majaajilo uu dadka kaga qosolsiiyo, faysal taariikh nololeedkiis waa naqaanaa, tan iyo habeenkuu uu dhashay xaaladiisa wa la soconay, faysal ma ahan qof siyaasi  aha ama siyaasada ay wax uga bilaaban tahay, faysal aflagaado iyo cay ayuu mooday in siyaasi lagu noqdo, faysal markii uu bulshada soo hor istaago waxaa hal qabsi u ah inuu dad ama qabiil caayo oo uu  yiraahdo waxbaan dilayaa iyo  qabiilbaa  qabiil ka adag iyo qabiilbaa wabiil ka xun xun,

Hadaba umada soomaaliyeed waxaa ay faysal cali warabe u aqoonsatay dhaqsiga  ugu cay badan umada soomaaliyeed, faysal waxaa ay soomaalidu u garanay in la siiyo abaalmarin, abalmarinta loo gartay faysal cali waraabe ayaa ah in laga qaado baasaboorka diblomaasiga  ee soomaaliga ah, waana in laga xiraa socdaalka, waana in dacwad looga gudbiyaa dawlada kale ee uu shiciga ka haysto ee finlan, faysal cali waraabe waxaa la gaaray xiligii la soo xiri lahaa lana soo taagi lahaa maxkamad, si kastaba ha noqotee siyaasiinta kale ee ka soo jeeda goboladan ma jiro shaqsi kale oo la danbi ah faysal, ama wax laga tabanayo, siyaasiyiinta ka soo jeeda gobolada woqooyi waxaa ugu edeb iyo aqlaaq wanaagsanaa axmad maxamuud siilaayo, waa ninka aan waligiis afkiisa laga maqlin aflagaado iyo qabyaal, waxaana ugu aqlaaq iyo edeb daran faysal cali waraabe, ugu danbyntii  bulshada degan gobolada woqooyi wax horumar ah waligood gaari maysaan inta faysal cali waraabe ay siyaasad ka sugaysaan, faysal haku tala galo inaan umada soomaaliyeel walba ooy joogto aysan waji iyo sharaf u hayn, waligiisna meel kasta oo uu aduunka ka tagto waxuu kala kulmi doontaa guurdaro.

wariye c/lahi ilka case lawyacado

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :