asmaul-husna
google

uirurka xaqdhaworka soomaaliya

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

hambalyo 8 maarso maalin ta haweenka dunida

8 maarso8da march waa maalin loogu talagalay in haweenka dunida jooga lagu maamuuso, sababta ka danbaysay in maalintaas laxuso haweenka aduunka ayaa ah waxaa la ogaaday in haweenku ay  fure u yihiin nolosha aduunka ka jirta, la,aantoodna aysan waxba kala soconayn,  halkaan waxaan  hambalyo diiran u diraynaa dhamaan dumarka jooga dunida oo dhan, khaasatan waxaan hambalyo khaas ah u diraynaa dumarka soomaaliyeed meelwalba ooy dunida ka joogaan, waxaan idin leenahay nabad iyo nonol kuwara, hambalyo hambalyo.

by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :