asmaul-husna
google

uirurka xaqdhaworka soomaaliya

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

hayb soocu waagumaysi xun

hayb sooosu waa gumaysiDadka soomaaliyeed waxaa dhexyaala arimo badan oo murugsan oo u baahan in la saxo, dadka soomaaliyeed waxaa ay isku hayaan dhibaato soo jireen ah oo dhanwalbo ah, qarniga 21 aad waxaa jira beelo soomaaliyeed oo ay gumaystaan beelo kale oo soomaali ah, beelo dhan oo soomaali ah ayaa la quursaday ,waxaana loo diiday waxwalba la wadaagaan soomaalida kale , qaabka loo gumaystay ayaa mid aad u fool xun, dadkaas waxaa laga gumaystay xaga maskaxda, beelahaas waxaa lagu qasbay inay ahaadaan kuwo ogol wixii quursi ah ee ay kula kacaan beelaha ee soomaalida ah, gafka iyo gardarada joogtada ah ee lagu hayo  beelahaas waxaa ay soo socdeen mudo qarniyo ah , beelaha soomaaliyeed ee lahayb sooco yaa ah beelaha u wanaagsan umada soomaaliyeed, beelahaasu waxaa ay caan ku yihiin wadaniyad soomaali jacyl diin iyo dhaqan wanaag iyo hiil iyo hoo, mana ahan beelo wax ceeb ah leh haba yaraatee, marar badan oo wax la iska waydiiyey cida ka danbaysay in la faquuqu beelahaas  iyo sababta loo faquuqay ayaa si sax ah loo garan waayey, balse waxaa cadaatay inay gardaraas ka danbeeyeen odayaal jaahiliin ah oo soomaali ah oo noolaa qarnigi 16 aad, dhanka kale beelahaan loo gafay ayaa la ogaaday inay yihiin dad muuminiin ah oo ilaahay jecel yahay, gardaradii ay mudada dheer ku haysay soomaalidu beelaha lahayb sooco waxaa dhashay inuu dalka soomaaliya halaagsado, si kastaba ha noqtee umada soomaalaiyeed inteeda caqliga leh waxaa ay si toos ah uga soo hor jeesteen in qof danbe oo soomaali ah haby qabiil loo faquuqo, umada soomaaliyeed  waa dad wada dhashay oo ilaahay dunida uga abuuray geeska africa, mana jiro qabiil qabiilkale ka wanaagsan, qofkii soomaali ah ee u haysta inuu qofkale oo soomaali ah ka sareeyo ha ku tala galo col gondihiisa ka dhasha,ugu danbayn beelaha la hayb sooco waxaa kula talin lahaa inay iska rogaan reeryada gumaysiga, wa inay iska diidaan quursiga, waa inay dagaal cad kala hortagaan beeshii isku dayda inay dulaysato, dhankale  soomaalidu waxaa ay wax ku gurataa markii la xanuujiyo, soomaalidu waxaa ay ku maahmaahda (qof aan shantaadu kaa celin sharci kaama reebo, mudo badan ayaa soomaalida laga wacyi galiyey inay daayaan faquuqa lagu hayo beelaha soomaaliyeed qaarkood, balse soomaali yar ayaa wali ku dhagan dhaqankii  gumaysiga ah ee gaboobay , waxaan dhihi lahaa kuwaa ha la iska dhiciyo.

by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :