asmaul-husna
google

uirurka xaqdhaworka soomaaliya

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

jabuuti ma dawladbaa mise waa maamul goboleed

jabuutiGobolka  la magac baxay jabuuti  ayaa ah gobolada ay  soomaalidu degto, gobolka jabuuti waxaa uu ka mid yahay goboladii  gumaysigii reer yurub ay  sida qalad ah uga jareen dalka soomaaliya, gumaysigii reer yurub ayaa dalka soomaaliya ku sameeyey kala qaybin aad u balaaran, gumaysigu waxaa uu dalka soomaaliya u qaybiyey shan qaybood si awooda umada soomaaliyeed aysan waligeed isugu imaan,gumaysugu gobolka soomaali galbeed waxaa uu gacanta u galiyeen xabashi oo wali haysta , gobolkii NFD waxaa uu gacanta u galiyeen  kenya oo wali haysta, gobolkii jabuuti  gumaysigu waxaa si  toos ah uga jaray soomaaliya , asaga oo ku dhawaaqay inay si dadban uga madaxbanaan yihiin gumaysigii faransiiska, hadaba umada soomaaliyeed waxaa ay ku hawlan tahay  sidii ay ku soo ceshan lahayeen dhamaan dhulkii uu gumaysigu ka xoogeen, jabuuti waxaa ay ka mid tahay dhulkii uu gumaysigu ka gooyey soomaliya, dadka degan jabuuti waa dad soomaali ah kana mid ah umada soomaaliyeed, faransiisku awood uma lahan inuu dalka soomaaliya ka jaro jabuutii, umada soomaaliyeed jabuuti waxa ay u aqoonsan tahay inay ka mid tahay dalka soomaaliya, waana maamul goboleed ka mid ah maamula ka jira soomaaliya, 1977 dii ayey jbuuti shegeen inay soomaaliya ka g,een, mana jirin meel ay soomaali ku oglaatay inay jabuuti ka go.aan soomaaliya, 1977 umada soomaliyeed waxaa ay dagaal kula jirtay xabashi oo ay doonaysay inay ka xorayso gobolka soomaali galbeed, gumaysiga faransiinku xaq uma lahan inuu soomaaliya kala jaro, umada soomaaliyeed ma qoon sana soohdintii  uu gumaysigu ku dhex samyeeyey dhalka soomaaliya, waxaana ka daba tagi doonaa dhamaan raadadkii uu gumaysigu uga tagay dalka iyo dadka  soomaliyeed, waxaan tabaabusho ugu jirnaa sidii aan ku soo ceshan lahayn sadexka gobol ee ka maqan gacabta umada soomaaliyeed kuwaas oo kala ah NFD SOOMAALI GALBEED IYO JABUUTI, talabada u horaysa ee ay gumaysiga laga qaadayo waxaa ay ka dhacasaa gobolka soomaali galbeed, umada soomaaliyeed waxaa ka go,an inay xabshi ka saarto gobolka ay dulaysatay ee soomaali galbeed,waxaa ku xiga gobolka ay kenya dulaysatay ee NFD,  gobolka jabuuti ayaa ah midka aan donayno inaan kula dirirno faransiis iyo soomaalida u shaqasa,  waxaan hada si toos ah  isha ugu haynaa dhaqdhaqaaq kasta oo ka jira jabuuti, ismaaciil cumar geele waxaan u aqoonsanahay inuu yahay madaxwaynaha maamul goboleedka jabuuti,  si kastaba ha noqotee shacabka soomaliyeed ee reer jabuuti ha u diyaar garoobaan inay ka mid noqdaan waxna la qabsadaan shacabka walaalhood ah ee soomaaliyeed, ugu danbyntii fransiisku ha u diyaargaroobo  dagaal looga xoraynyo dhulka soomaaliyeed oo loo  yaqano jabuuti iyo badda cas .

c/laahi ilkacse lawyacado

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :