asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

khayre1

Home » somali news »

labadaan fanaan keebaa cod fiican

laba fanaanBaryahaan danbe fanka iyo suugaanta soomaaliyeed qaasatan heesaha waxa ku soo batay is qab qabsi badan oo u dhexeeya fanaaniinta iyo abwaada sameeya heesaha, arintaasuna waxaa ay hoos u dhigtay hankii ay bulshadu u qabtay  heesaha, in kastoo anan ahayd dadka ku taxan heesha ama dhagaysa hadana waxaan ka warqabaa in dhalinyarada heesta ay  dhextaalo cadaawad fool xun, mid kasta oo heesa waxaa uu xaqiryaa mid kale oo heesa, waxaana taas u dheer aflagaadooyin badan oo ay internetka isu marinayaan, bulshada ku tahan heesaha ayaa aguna la kala saftay fanaaniintii, taasoo ah mid ceeb ah,sida aan u naqaano fanaanku waa qof u dhexeeya bulshada oo dhan mana jiro fanan ay heesihiisu iska lee yihiin qoys ama koox, waa ogsoonahay  waxa iska horkeenaya fanaaniinta cusub ayaa ah heesaha ay kala xadayaan, hadaba waxaan intarnerka ku arkay fanaan ay soomaalidu aad u durayaan heesihiisa, waxaana ay ku  ku sheegayaan inuu aad u cod xun yahay, waliba ku cayaya qaarkood ayaa sheeganaya inay yihiin fanaaniin, hadana mid ka mid ah kuwa duraya fanaanka ayaa horay u sheegay  heesaha uu qaado dhamantood inay yihiin kuwo uu dad ka soo dhacay, waxaa kalu oo uu sheegay in uusan waligiis qaadin hees uu iska  lee yahay, hadaba waxaan rabanaa inaan ka daba tagno xaqiraada ay isku samayso  soomaalidu, maantay waxaan idiin soo gudbinaynaa laba hees oo ay kala qaadan labada fanan ee kala ah  mursal faladagan iyo cabdiraxmaan yugrayn, labdaas hees markii aad daawataan ayaan adinka rabaa inaad sheegtaan fananka codka wanaagsan, aniga hadii aad wax iga waydiisaan labada fanaan kama heeso xuma fananniinta kale, laakiin waxaan ka cayrsanahay gardaro aan geed loogu soo gaban ee lagu maagayo fanaaniintaan. dasho wacan,

 

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :