asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

mawliidka-nabiga-csw2

Home » somali news »

maxaa sababay inay bataan nacasyada soomaalida ah

DOQONSida badan taranka bulshada soomaaliyeed waxaa uu u badan yahay gabdho, 40kii sano ee la soo dhaafay ubadka u dhalanayey  qoysaska soomaaliyeed waxaa ay u badnaayeen dhadig ama gabdho, wiilasha u dhalanayeyna waxaa ay u badnaayeen kuwo doqmo ah oo aan caqli ku filan aan lahayn, bulshada soomaaliyeed eeku nool dalka iyo dibada waxaa ka buuxa malaayiin ruux oo nacasyo ah oo hadana doqomo ah, doqomada aan sheegayo ma ahan kuwa xanuunkoodu aad ka dareemi karto, nacasyada aan ka hadlayo wa kuwo markii aad aragto u muuqda  kuwo fiyow balse qalbiga ka xanuunsanaya, mana ahan kuwo leh xishood haba yarateedo ,qomada soomaaliyeed waxaa ay si toos ah uga hawlgalaan dhamaan meelkasta oo ay ka sacoto wax ku saabsan arimaha soomaaliya, doqomada u kacay dadka iyo dalka soomaaliya ayaa ah kuwo aad u faraxad galiya cadowga umada soomaaliyeed, doqomada soomaaliyeed mararka qaarkood waxaa ay jago muhiim ah ka qabtaan dawlada soomaaliya, doqomada soomaaliyeed waxaa ay si toos ah uga hawl galaan dhamaan madiyaha soomaaliya, doqomada soomaaliyeed waxaa ay ku jiraan culumada soomaaliyeed, dhibaatda haysa doqomada soomaaliyeed ma kala yaqaanaan xabiibkooda iyo cadawgoodu, nacasyadu ma kala yaqaanaan shisheeyaha iyo sokeeyaha, fakarka nacasyada  soomaaliyeed ma dhaafsana qado maalin ah, doqomada soomaaliyeed kama warqabaan wax ka maqan iyo wax ku soo socoda, doqomada soomaaliyeed waxba kama galin dal iyo dad midna, duqamada soomaaliyeed waxaa ay aad  ugu dadalaan raali galinta qof kii caloosha u buuxiya, hadaba nasiibdarada ku dhacday soomaaliya ayaa ah doqomadii ayaa reero samaysatay oo sii dhalaya caruur kale oo doqomo soomaali ah, doqomada u badan ee soomaalidu lee yihiin waxaa ay ka howlgalaan qaybaha kala ah  barbaahinta iyo madiyaha, culumada iyo nabadoonada. siyaasiyiinta iyo saraakiisha ciidamada, iyo meelo kale oo badan, howl kasta oo doqomada soomaaliyeed loo diro waa qaribaan, doqomada soomaaliyeed shaqadoodu waa inay wax mucaaradaan  waa inay wax caayaan, waa inay wax gaalaysiiyaan,  waa inay wax dul miyaan, waa inay keenaan wax wax u dhimi kara dalka iyo dadka soomaaliyeed, hadaba maxaa sababay inay soomaalida ubadkoodu u bataan doqomado, waxaa keenay  doqomada intooda badan waxaa dhalay kuwii dumiyey dawladii dhexe soomaaliya, doqomada ayaa ah kuwo lagu soo koriyey xoolo xaaraan ah, doqomada walidiinta dhalay ayaa ahaa kuwa habaar qabay oo soo qaribay dalka iyo dadka soomaaliyeed, doqomada soomaaliyeed walidiintood ayaa horay cuqubo u soo galay, walidiin inkaar qaba wxii ay dhalaan ma noqdaan kuwo wanaagsan, wayeeladii dalka soomaaliya burburiyey  wixii ay dhaleen ayaa ah doqomada dalka iibinaya, hadaba maxaad ka filan karaa doqomada dalka iibinya caruurta ay sii dhaleen, soomalidu waxaa ay tiraahdaa (geedba mirihiisa ayuu dhalaa) waalid habaar qaba caruur duco qabta ma dhalo, kuwii qarankii soomaaliya loogu dawgalay wixii ay dhaleen ma noqon karaan kuwo duco qaba, doqonimada soomaaliyeed dal iyo dibad meeshii ay tageen waxaa ay ka gaysteen wax laga argagaxo, doqomadaasu waa kuwa internetka soo galiyeen hooyadood iyo aabahood oo qaawan,si kastaba ha noqotee waxaa hubaal ah in doqomada soomaaliyeed ay is kood daaqada uga bixi doonaan, waxaase adag sida looga soo reebo cadowga ay u adeegayaan, umada soomaaliyeed waxaan ku waaninayaa hadii ay rabaa inay dhalaan ubad wanaagsan oo anfaca naftiisa iyo dalkiisa waa inaan ka fogataan inaad samaysaan cuqubo, waa inaadan cunin xoolaha boolida ah iyo cunada xaaraanta ah, waa in afkaaga iyo adinkaaga laga nabadgalaa, waa in aad nabag galisaa dadka iyo dalka iyo hantida qaranka, waa inaad xilaahaaga iyo awlaadaada siisaa xoolo xalaal ah oo aadan cidna ka dhicin ama ka qiyaamin , hadii aad sidaas samayso waxaa hubaal ah in ubadkaagu uu noqonayaan kuwo wax tara naftooda iyo mida waalidkood iyo mida dalkooda iyo diintooda. by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :