asmaul-husna waqtiga-salaada1-
google

uirurka xaqdhaworka soomaaliya

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

nin dhintay iyo nin ay naagi ka adkaatay kee la qaataa

QARIBKA YAALA QURBAHADadka soomaaliyeed ee qurbaha tagay waxaa ugu kibir badan dadkii soomaaliya lagu dhibi jiray sida dumarka iyo dadka laga tirada badan yahay, dadkaas waxaad mooda in dalal shisheeye ay uga aar goosanayaan dadkii soomaaliya ku gumaysan jiray, maantay waxan egaynaa dhadiga soomaliyeed wixii ay ka dhigeen qurbaha. waxaan ka cudur daaranayaa inaysan dumarka soomaaliyeed intooda badan aysan ceeb lahayn balse ay ka buuxaan kuwo qurbah qaribmay,

Dumarka soomaaliyeed qaarkood  waxaa ay qurbaha ka dhigeen wacado aad uga yaabiyey gaalo iyo islaam , dumarkaasu waxaa ay ka leexdeen jidkii wanaagsanaa , waxaana ay qaadeen jid qaldan oo ay is yiraahdeen waxbaad ku helaysaan, dumarkaasu waxaa ay wax yeelo toos ah u gaysteen naftooda iyo awladooda iyo nimankii qabay, dumarkaasu markii u horaysay ee ay qurbaha tageen talaabadii u horaysay ee ay qaaden ayaa ahayd dagaal toos ah oo ay ku qadeen nimankii qabay, dumarkaas qaarkood waxaa u suurta gashay inay nimankoodii galiyaan  xabsi dheer  ayagoo ku soo eedeeyey danbi aan waxba ka jirin, ragii soomaaliyeed ee dumarkoodu ay qurbaha uga qaribmeen waxaa ay u qabsameen laba qaybood, rag wa isaga tageen duliga ay kula kacday afadiisu iyo ragna raali ayey noqdeen  inuu duligaas kula noolaadaan xaasaskooda, ragii isaga tagay dumarkaas halaabay waxaa ay samaysteen reero kale waxaana ay ka raysteen dhibaatadii ay ku haysay afadiisii hore,  balse waxaa meesha ka baxay ubadkii uu dhalay dhamaantood, ragii ku qancay inay la joogaan dumarkii qaribmay maxaa ku dhacay? ragaasu waxaa ay dhexfariisteen duli aad u xun, waxaa  ay ragaasu ogolaadeen inay caruurta ha hayaan hooyaduna ay hadba xaafad  shiishad la fariisato, waxaa uu ku qancay in xaaskiisu ay rag kale la soo fiidsadaan oo waliba ay donaan ay hoteelo soo seexdaan, ragaasuwaxaa ay ku qanceen in xaasaskoodii in saq dhexe habeenkii inta gaali loo keensado aroortiina la soo celiyo, waxaa ay ragaasu ogalaadeen in habeen iyo malinba ay xaaskoodu online ka ahaato internetka, waxaa ay ragaasu ogolaadeen inuusan gorigiisa ka soori karin eheladiisa, waxaa ay ragaasu ogolaadeen inuusan wax shaqo ah ku lahayn wixii dhaqaalo ah ee cidaas soo gala, waxaa ay ragaasu ogolaadeen inaysan caruurtooda canaanan karin oo waliba ay sameeyan waxkasta oo farxad galin kara haweenta noocaas ah,

hadaba ragiii sidaas yeelay maxaa ku dhacay ? majiraan wax ubad ah  oo u badbaaday ragaas, ubadkiisu waxaa ay noqdeen kuwo  ugu xun dhaamaan bulshooyinka dunida ku nool oo dhan, gurigiisu waxaa uu xarun u noqday dad faaxishada ka shaqaysta, hooyadii reerkaas lahaydna waxaa qaaday daadka, waxaana ay ka farxalatay rerkeedii ,waxaana ay hurdada ka kacday ayada oo aan hayn ubad iyo dhaqalo iyo diin iyo sumcad iyo  xoog iyo shaqo iyo qaraabo iyo qurux midna, waxaana taleefanadii ka xirtay kuwii dhumiyey ee saxabada la ahaan jiray,hadaba haweenayda qariban tahay waxaa ka liita midka dulinimada kula noolaa, ninkaas noloshiisu waa mid aan jirn waxaana dhaama neef baqti ah.

Hadaba raga soomaaliyeed ee qurbaha ku nool waxan uga digayaa inaysan maranba ka ogolaan inay xaasaskoodu sameeyaan wax ka baxsan awoodeeda dumarnimo, waa inaadan ka xaaskaaga ka ogaalaan inaad  duli ugu hogaansanto, waa inaadan cidna uga haybaysan wixii wanaag ah ee aad u samaynayso ubadkaaga iyo xaaskaga, waa inaadan xaaskaaga u ogolaan inay isticmaasho daroogo, waa inaadan xaaskaaga u ogolaan inay marwalba goobaha xafladaha taagnaato, waa inaadan xaaskaaga ka yeelin qaraabada ooy ay goyso, waa inaadan xaaskaga ka yeelin inay bananka u baxdo ayada oo aan asturnayn oo aan qabil labis wanaagsan, waa inaadan xaskaaga ka ogalaan inay saalada ka tagto, waa inaad xaaskaaga ka mamnuucdaa dhagaysiga heesaha, waa inaad xaskaaga ka diido inay xiriir lasamayso dad aysan aqoon,  waa inaad ka dalin inaad xaaskaaga iyo ubadkaaga waaniso,  waa inaadan xaaskaaga u ogolaan  inay daawato filimda xunxun, waa inaadan xaaskaaga u ogolaan inay kugu samayso afxumo ama  ay ku samyso ubadka, waa inaadan xaaskaaga u ogolaan inay kuu gacan qaado ama aad adigu u gacan qaado, waa inaadan waliga  xaaskaaga ka ogolaan inay samayso wixii ay doonto, hadii aad xaaskaaga ku aragto ayada oo haysa jid qaloocan waa inaad waanisaa  oo aad isku daydaa inaad jidka xun ka soo celiso, waa inaad xaaskaaga ku soo duwdaa jidka  wanaagsan, hadii ay kaa diido waa inaad la kaasho ehelada ugu dhaw gabadhaas, hadii ay waxba maqli waydo u bandhig culimada iyo dadka aqyaarta ah hadii ay waxbs ka maqliwayso oo ay diido inay ka soo leexato jidka xun haku dalin ee iska fur kana doono mid kale, hadii kale waxaa kugu dhici doono cibaado la,aan iyo  ubadla,aan iyo dhaqaalo la,aan iyo diin la,naan, iyo ehel la,aan waxaan kugu soo degdegi doona cudur iyo cimri gaabi, aakhirana cadaab ayaa kaga horaysa.

by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :