asmaul-husna
google

uirurka xaqdhaworka soomaaliya

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

soomaali waxba kaama dhibtee iska jir soomaali la moodka

soomaali iska dhigeSoomaalida waxaa qaribay dad badan oo soomaali la moodo laakiin aan asal iyo farac aan ku lahayn umada soomaaliyeed, dadkaas ayaga ahi  asal ahaan  wa dad ka soo jeeda jinsiyado shisheeye waxana ay soomaalida ku soo dhexgaleen qaab dhanka haweenka ah, dadkaasu waxaa ay ku hadlaan afka soomaaliga waxaana ay wataan astaan soomaaliyeed laakiin waa dad cadaawada ay u qabaan soomalida ay aad u fog tahay, dadkaasu markii ay soomaalida la joogaan waxaad moodaa  soomaali lakiin markii ay ka tagaan waa dad ajaanib ah, hadaba waxaa iswaydiin mudan afka soomaaliga oo labarto soomaali ma lugu noqon karaa, yaase soomaali ah? waxaa nasiib daro ah in malaayiin ruux oo aan soomali farac sinji ku lahayn ay maantay sheeganayaan soomali oo waliba ay haystaan baasaboorkii soomaaliya, dadkaasu waliba waxaa ay dhexfadhiyaan arimaha siyaasada soomaliya. dadkaas qaarkood waxaa ay dhaqaale ka dhex sameeyaan bulshada soomaaliyeed dhexdeeda, waxaana ay haystaan ganacsiyo kala duwan, hadaba afka soomaaliga oo la barto laguma noqon karo soomaali, soomaalinimadu waa mid  loo dhasho, qofka soomaaliga ahina waa qof  leh farac iyo jini loogu hagaago, qofkasta soomaali ahi waxaa lee yahay xidid dheer oo ugu xabaalan dalka soomaliya, qofkasta oo isku daya inuu si xoog ah ku noqdo soomaali uma suurta galayso, maxaa lagu gartaa qofka aan soomaalida sinjiga ku lahayn?, qofka aan soomalida sinjiga ku lahayn waxaa lagu gartaa waxaa ay dadkaasu lee yihiin  habdhaqan aad u liita, waxaana  garan karan cidii si hoose ugu dhaba gasha, waa dad aan ka xishoon wax ay soomaalidu ka xishooto, waa dad been badan, waa dad aad u isticmaala baraha bulshada, waxaana  ay soo galiyaan wax aan  fiicnayn, intooda badan dadkaasu ma ahan silaam sax ah,qaarkood waaba shiico, qaarkoodna waa gaalo,  waana dad xaasidyo wada ah, waxaana ay marwalba u taagan yihiin inay si hoose ula dagaalamaan shacabka soomaaliyeed, waxaana ay ku dadaalayaan inay sumcada soomaalida ay marwalba hoos u dhigaan ayagoo wax walba adeegsanaya. kuwaas aan kor ku soo sheegnay dhamaantood waa naqaana si dhow ayaana ula soconaa wax kasta oo ay samynayaan, waxaana ka uruurinay macluumaad aad u badan, waana soo bandhigi doonaa,wacad waxaan ku marnay inaan dadkaas ka xayuubino soomaalinama beenta ah ee ay sheeganayaan.

by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :