asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

mawliidka-nabiga-csw2

Home » somali news »

soomaalidu wa wada qabiil yahano ee aqoon yahano ma lahan

aqoonyahaAqoonta iyo jahligu ma ahan kuwo isku meel wada gala, aqootu qofka waxaa ay tustaa jidka uu nolosha u mari lahaa, halka jaahilnimadu ay qofka gayso meeshii uu ku dhiman lahaa, bulsho kasta oo meen kunool waad ka  garan kartaa inay lee yihiin aqoonyahano iyo inaysan lahayn, umada kasta oo dunida ku nool waxaa haga kuwooda aqoonta leh, hadii aad aragto umada wareersan  oo waxba qabsan wayday  waxaad ogaataa in umadasu aysan lahayn dad aqoon yahano ah, hadii aan u soo noqono soomaalida waxaa xaqiiqo  ah inasan umada soomaaliyeed lahayn dad aqoon leh , waxaa taas marqaati u ah 28 sanadood ayaa la waayey qof soomaali ah oo keena fikradii ay soomaali ku heshiin lahayd, umada soomaaliyeed maskaxdeeda iyo maankeeda waxaa degay jaahilnimo aad u wayn, aqoonta soomaalidu waxaa ay dhinacna u dhaafi wayday qabyaalad, umada soomaaliyeed waxaa ay lee yihiin malaayiin ruux oo qabiil yahano ah, waxaana ay aad u yaqanaan abtirsiimo dheer dheer, waxa jira kuwo afka ka sheegta inay aqoonyahano yihiin kuwaasu waxaa ay ka sii liitaan  kuwa jaahilada ah oo aan waxba baran, soomaalida kuwooda iska dhiga inay haba yaraatee  wax aqoon ah leeyihiin ayaa garan waayey waxa ay tahay qaranimo iyo dawlanimo dal iyo shacab, kuwa dalka iibinya ayaa ah kuwa sita magacyada aqooneed, soomaalidu hadii ay leedahay aqoonyahano  mudo dheer kuma jirteed duli iyo dawlad la,aan, dalka soomaaliya waxaa walaaqaya  wiilal yar yar oo shisheeye ah oo wadamdoodu wax soo bartay, waxaana ay soomaalida ka dhigeen gun aan qiimo lahayn, hadaba soomaalida waxaa u sii liita kuwa qurbaha ku nool, jaahilnimada soomaalida qurbajoogta ahi waxaa ay gaartay inay xili walba  xalwo iyo saliid saad  ka dhigtaan, raga qurba joogta ahi waxaa ay garan waayeen xaasaskiina xalwada ka celiya, soomaalida ku nool qurbaha kan ugu aqoon badan waa kan ugu qabyaalad  badan, si kastaba ha noqotee aqoonta soomaalidu waxaa ay ku qotontaa hunguri iyo hayb qabiil, dhanka kale qofkasta oo soomaali ah oo haba yaraatee wax bartay 40sano markii uu dhaafo maskaxdiisu waa dhaqantaa oo waxaa kabaxa dhamaan wixii uu soo bartay, ka dibna maskaxdiisau waxaa ay isu badashaa mid jahli ka buuxo,  si kastaba ha noqotee aqoonta ay soomaalidu barato waxaa u wayn af shisheeye waxaana u yar qabyaalad.

by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :