asmaul-husna waqtiga-salaada1-
google

uirurka xaqdhaworka soomaaliya

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

tacsi abwaan Ismaaciil Basbaas oo geeriyooday

basbaasAllha u naxariistee waxaa caasimada labaad ee soomaaliya ee hargaysa  ku geeriyooday abwaankii waynaa ee qaranka soomaaliya abwaan ismaaciil cabdi ibraahim basbaaas, abwaanka ayaa ka mid ahaa abwaanadii u horeeyey ee fanka soomaliya saldhiga u ahaa, abwaan basbaas waxaa uu ka mid ahaa hubaladii wabari , abwaanka waxaa lagu xusuustaa wacadarihii badnaa ee uu ku lahaa fanka soomaaliya, abwaanku waxaa uu ahaan jiray mid curiya rewaayadaha waxaan uu sameeyey riwaayado badan iyo heeso badan, waxaa kale oo uu abwaanku dhigi jiray xaga majaajilada, allaha u naxariistee abwaan basbaas  ayaa istii mudo ah ku xanuunsanaa magalada hargaysa, ugu danbayntiina u geeriyooday xanuunkii hayey , halkaan waxaan tacsi uga diraynaa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii iyo awlaadii iyo saaxiibadii uu ka baxay marxuun ismaaciil cabdi basbaas  waxaan leenahay samir iimaan ilaahay ha idinka siiyo asgana janadii fardowso allaha ka waraabniyo. aamiin

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :