asmaul-husna waqtiga-salaada1-
google

uirurka xaqdhaworka soomaaliya

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

waa kuwama soomaalada taageersan canbuurleyda ?

carab canbuurWaxaa jira soomaali badan oo ku nool  gudaha soomaaliya iyo dibada oo si buuxda u taageersan duulaanka qaawan ee ay xabashi iyo canbuurleyda carbeed ay ku soo qaadeen dalka soomaliya, soomalida taageerada u ah cambuurleyda carbeed ayaa ah  kuwo ay xaruntoodu  tahay dubie, hadii aan sharaxad ka sii bixino soomaalida qariban ee lasafan cadowga umada soomaliyeed waxa ay kala yimiin, dhamaan ganacsata soomaaliyeed ,dhamaan  wadaadada takfiiriga ah, dhamaan dawlad diidyada, dhamaan kooxaha argagixisada ah iyo taageerayaashooda, dhamaan soomaalida basaasiinta ah, dhamaan kooxaha dadka tadriibiya,dhamaan shirkadaha ka howlgala soomaaliya, dhamaan kooxhada gurta caruurta iyo kuwa xubnaha jirka dadka kala baxa, dhamaan kooxaha la shaqaysta maraakiibta xaalufisa badaha soomaaliya  iyo kuwa dhuxusha dhoofiya, dhamaan kooxaha gurta macdan toomaaliya, dhamaan kooxaha daroogada ka shaqaysa dhamaan kooxaha haysta hantidii dadka iyo tii qaranka soomaaliya, dhamaantood dadkaas aan kor ku soo sheegnay  waxaa xarun u ah dalka ematadka khaasatan magala dubie. kooxahaan waxa ay isgu jiraan kuwo ay maangaliyaan doqomada carbeed si ay u sii qaribaan soomaaliya iyo kuwo hanti ay ka soo boobeen dalka soomaaliya ku haysta dubie. soomaalidaan qaribani waxaa ay ku guulaysteen inay hor istaagaan isu soo bax balaaran oo looga soo horjeeday faragalintii ay cambuureeyda carbeed ku soo qaadeen barbara.

soomalidaas qriban waxaa ay dal iyo dibad  taageero aan gabashi lahayn u muujiyeen kuwii ku soo duulay dalka soomaaliya, si kastaba ha noqotee soomaalidu cidna iska dhicin mayso hadii aysan ka adkaan daalimiintaan soomaalida ah ee dhex fadhiya , hadaba  waa sidii sida ugu fudud ee looga adkaan karaa danbiilayaashaan soomaalida ah ee aan dal iyo dad midna rabin ee   danahooda kali fushanaya? marka hore nasiib wanaag waa naqaanaa dhamaan dadka soomaalida ah ee uu dalka soomaaliya ka dagi waayey, dadkaasu ma ahan kuw ay maskaxdoodu galayaan waano iyo wax u sheeg, mana lahan wax maslaxo ah mana xishoodaan,waxaan qabaa in degdeg loo qaarijiyo 148 ruux oo soomaali ah oo dhibaato badan ku haya dalka soomaliya iyo geeska africa, waana in loogu tagaa meelkasta oo ay aduunka joogaan, 148 aad ruux waxa ay u istaageen inay soomaaliya madaxa iyo majaha isugu xiraan, waxaana ay sabababeen dadkaasu in bil kasta ay soomaaliya ku  boqolal ruux oo soomaali ah, si kastaba ha noqtee soomaalidu ha ogaato dubie inay xarun tahay waligeedna xarun u hayd dhamaan cadawga umada soomaliyeed ,ugu danbayn soomaalida dulmiga ku tageersan cambuurleyda carbeed ogaada waxaad ku danbayn doontaan guuldaro iyo qoomamo, waxana hubaa inaad ka shaalaayi doontaan danbiga aad ka gasheen dalka iyo dadka soomaaliyeed.

c/laahi ilka case lawyacado

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :