asmaul-husna

waqtiga-salaada1-300x2251

google
Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

khayre1

Home » somali news »

xagee ku danbeeyeen kuwii xaqul qalinka siistay barbara soomaaliya

DEKADA BARBAR XAQULQALINWaxaana si fog iyo si dhow ula soconaa dhaqdhaqaaq kasta oo ay sameeyaan danbiilayaashii isku dayey inay  iibsadaan dekada soomaliya ee barbara, danbiilayaashaas ayaa ah kuwa ugu  liita danbiilayaasha caalamka ku nool oo dhan, danbilayaasha dunida ku nool waxaa ay u qaybsamaan labo, kuwo dadnimo ku jirto iyo kuwo liita oo aad u qariban, danbiilayaasha waxaa ugu xun kuwa kabaha ka xada masaajidyada, kuwa dekada barbara xabashi iyo iyo doqomada carbeed uga badashay xoogaa xaqul qalin ah ayaa ah kuwo ka sii liita tuuga kabaha xada, kuwaas danbigooduna waa kasareeyaa in la qisaaso, waxaan qabaa kooxdaas in lagamaasfuriyo  ciida soomaaliyeed, hadii ay dhintana aan lagu xabalin dhulka soomaaliyeed, maxayeelay  xabaashooda geedka kasoo baxa xoolihii daaqa waa ku jiranayaan ,kadibnay bulshada soomaaliyeed ayey u keeni doonaan cudurada faafa, anigu ma qabo dhowrka nin ee dekada  barbara xabashi iyo carab la iibsaday in dhiiga ku jira uu yahay mid caafimaad qaba, hadaba kooxdaas ceebaysan ee dhuuni raaca ahi xageebay ceebtooda la aadeen, danbiilayaashii ku ceeboobay dekada barbara waxaa ay xarun ka dhigteen laanta afka soomaaliga ee bbcda, laantaas ayaa u istaagtay inay danbilayaashii ceeboobay ka dhigto dad wanaagsan oo sameeyey wax fiican,  wariyeyaal aan qiimo lahayn oo u shaqeeya bbcda ayaa cadaystay inay codka danbiilayaasha maqashiisaan bulshada soomaliyeed, hoosna u dhigaan sawaxan iyo carada ka soo yeeraysa shacabka soomaaliyeed,laanta soomaliga ee bbc ayaa u istaagtay taagerada ay u hayso dulmigii lagu soo qaday dalka soomaaliya, si kastaba ha noqotee laamaha afka soomaaliga ku baxa ee bbc iyo  voa ayaa caado ka dhigtay inay soo dhaweeyaan cidkasta oo dhibaato u gaysta dalka iyo dadka soomaaliyeed, wariyaasha ka hawl gala bbc iyo voa umada soomaaliyeed waa kula xisabtami doonaan hiilada qaawan ee joogtada ah ee ay marwalba siiyaan cadawga umada soomliyeed, dhanka kale dal dadkii lahaa uu joogo ma lagu dhici karaa hadal ka soo baxay bbc iyo voa, jawaabtu waa maya, halkan waxan fartiin uga dirayaa dhamaan umada soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ka joogaan waxaan u shegaynaa inay ka fogaadan dhagaysiga laanta afka soomaliga ee bbc iyo voa, dawlada soomaaliya waa inay hawda ka xirtaa bbc iyo voa, hadii sidaas la yeelo waxaa yaraanaya awooda  danbiilayaasha jooga soomaliya, ugu danbayn danbiilayaashii ku gafay dekada barbara  waa in sida ugu dhaqsaha badan gacanta loogu soo dhigaa, siloo mariyo sharciga . dhanka kale wacad waxaan ku marnay in dekada barbara maryo dhiig leh lagu kala furan doono, carab iyo xabashina ay guuldaro la tagi doonan.

c/laahi ilka case lawyacado

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :