asmaul-husna
google

uirurka xaqdhaworka soomaaliya

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

xagee ka yimaadaan dha qaalaha ku baxa amisom iyo hayadaha

QMSida xaqiiqada ah dhaqaalaha ku baxa dhamaan hayadaha ka hawlgala soomaaliya iyo ciidamada shisheeye ee amisom waxaa uu ka yimaadaa dalka soomaaliya.  dalka soomaaliya waxaa uu ilaahay ku manaystay khayraad aad u fara badan oo dabiici ah, waxaa kale oo uu dalka soomaaliya nasiib u yeeshay deegaanka uu dunda uga yaalo, canshuurta ka soo xaroota  diyaaradaha iyo maraakiibta mara soomaaliya ayaa gaaraya malaayiin doolar, khayraadka ku jira bariga soomaaliya ayaa sanad walba waxaa ka soo xerooda malaayiin dollar, malaayiin tan oo kaluun ah ayaa laga soo saaraa biyaha soomaaliya dibadana loo iib geeyaa, hayada qaramada midoobay u qaabilsan soomaaliya ayaa wakiil ka ah dhaqaalaha ka soo xerooda dalka soomaaliya, haydu 1 doolar oo ka yimid wadan kale ma keentp soomaaliya, dhaqaalaha ka soo xerooda khayraadka soomaaliya ayey ayey %2  ku bixisaa arimaha soomaaliya, %98 ka kale  hayadu waxaa ay u adeegsataa danahooda kale, ciidamada shisheeye dhaqaalaha ay ku baxa waxaa uu ka yimaadaa khayraadka soomaaliya, hayada qaramada midoobay dhaqaalaha ay ka hesho khayraadka soomaaliya waxba uguma qabato shacabka soomaliyeed, dhaqaalaha ay hayadu ka hesho soomaaliya ayey kula dirirtaa shacabka soomaaliyeed, hayada QM waxaa sababtay is soomaaliya ay noqoto dal marna abaar ah marna ay fatahaado ka jiraan, hayadu waxaa ay ka shaqaysay inay soomaalidu ka barkacaan deeganadoodii, hayadu waxaa ay meesha ka saartay  wax soosaarkii beeraha,hayadu xiliga uu go,o dalaga beeraha ayey soomaaliya gaysaa raashin macaawino ah oo ka raqiisan mid ay beerteen beeralaydu ,taasina waxaa ay sababtay inay qasaraan beeraleydii wax soosarkiina uu yaraado, hayadu dhaqaalaha ay ka hesho khayraadka soomaliya waxaa ku raaxaysta shisheeye degan dubie iyo nairobi  iyo adisababa,iyo kambala, kumaankum shaqaalo shisheeye iyo kumaankum guri oo ku yaal magaalooyinka ayey hayadu dhaqaalihii soomaaliya ku bixisaa, xataa hayadu waxaa ay gaartay in dhaqaalihii soomaaliya ay ku bixiso mashaariic ay u samaynayso wadamada ay ciidamadu ka joogaan soomaaliya, waxaa taas dheer in askarigii wax ku noqda soomaaliya ayey hayadu magdhow ka siisaa dawladii uu askarigu ka soo jeeday ayadoo adeegsanaysa dhaqalaha soomaaliya, hayada maafiyada ah ee qramada midoobay ciidamada  soomaaliya iyo shacabka soomaaliyeed uma ogola inay ku bixiso wax dhaqaalo ah, balse waxaan hubaa inay si toos ah u maal galiso cid kasta o soomaaliya qaribaysa sida argagixisada joogta soomaaliya, si kastaba ha noqtee caqliga qaawan ee haydaha qaramada midoobay ayaa sheegaya in khayraadka soomaaliya la bililiqaysto shacabka soomaaliyeedana uu qoxootio ahaado, xataa maafiyada qaramada midoobay waxaa ay ka xishoon waayeen inay xabashi soomaliya geyaan hadana ay ku masaruufan, dalka iyo dadka soomaaliyeed uma baahna gargaarka qaramada midoobay, umada soomaaliyeed waxaa ku filan oo hadana ka  badan dhaqaaalaha ka soo xerooda khayraadka soomaliya, inku ceelcelin dhaqaalaha soomaaliya sanad walba ka soo xerooda waxaa qof walba oo soomaali ah ku soo aadaya in kabadan 2 malyan oo doolar, soomaalidu waa dad tujaar ah oo faqri laga dhigay, ugu danbayn umada soomaaliyeed hadii lay doonayso inay ka baxaan duliga haysta dalkooda iyo dadkooda waa inay ka shaqeeyaan sidii dalkooda uga cayrin lahaayeen hayada maafiyada ah ee qaramada midoobay.

by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :