asmaul-husna
google

uirurka xaqdhaworka soomaaliya

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

yaa ka danbeeya dulaanka ay amxaaro iyo Emirate ku soo qaadeen soomaaliya

 dulmiQofka aadanaha ahi hadii ay dhibaato ku timado waxaa fiican  inuu baaro oo uu u dhaba galo halka ay ka timid dhibaatadu , dalka soomaaliya waxaa ku habsatay dhibaato daba dheeraatay oo aan waliba la, ogayn goorta ay dhamaan doonto, 27sano ayuu dalka soomaaliya dawlad la,aan ahaa, waxaana jiray waxyaabo badan oo hortaagnaa inay soomaaliya dawlad yeelato, waxaa taas dheer maalinba malinta ka danbaysa  xaalada soomaaliya waxaa ay ku sii dhacaysay ceel, waxaana la agaari waayey guntii ceelka, ugu danbayntiina daalimiin carbeed ayaa sheegay in dekadaha soomaaliya ay xabashi wax ku leedahay, tan iyo intii uu hadalkaas ka soo yeeray maafiyada emarete waxan baarayeey cida ka danbaysa hadalka uu yiri doqonka reer dubie iyo waxa ay yihiin emaratku, baaritaan dheer oo aan ameeyey waxaa ii soo baxay cida saxda ah ee ka danbaysa duulaanka ay xabashida iyo emarate ku soo qaadeen dalka soomaaliya. marka hore waxaa rabaa inaan qeexo waxa ay yihiin emarate iyo madaxda carbeed iyo cida xukunta,

Dawladaha cabeed waa dad cawaan ah oo aan lahayn wax aqoonka, waxaana ay garan waayeen sidii ay ugu noolaan lahaayeen batroolka ka dilaacay dhulkooda, caqligooduna ma dhaafsiisna fuusto shidaal ah, waxaana ayaga iyo shidaalkooda maamula dawladaha waawayn ee reer galbeedka, dhamaan dawladaha carbeed waxa si toos ah u xukuma oo ay hoos tagaan  madaxwaynaha israaiil benjamin netanyahu, asaga ayeyna ka qaataan amarka, asaga ya markii uu doonana seexiya markii uu doonana garaaca, dawladaha carbeed waxaan u naqanaa dad masakiin ah oo juhalo ah oo waliba doqomo ah oo waliba xaasidyo ah, mana lahan waxtar haba yaaraatee, waxna kama yaqaanaan xuquuqda aadanaha, siyaasadahoodu waxaa ku qotomaan wixii ay reer galbeed u meeriyaan,,

Hadaba hadalka ka soo yeeray dawlada emaratka ee ku sabsan  dekada berbera ayaa mid ay ka danbeyaan dawladaha reer galbeedka, maxaayeelay waqtigaan aan ku jirno marka laga reebo awooda rabbi  waxaa talada dunida horboodaya oo ay gacanta ugu jirtaa dawladaha reer galbeedka, ayaga ayaana siyaasadaha dunida sidii ay doonaan u dhigaya, dalkii ay doonaana waa ku duulayaan, dalkii ay rabaan waa dhisayaan, dagaladaan dunida ka socda oo dhan ayaga ayaa hurinaya, dhibatada ka hari wayday dalka soomaaliya ayaga ayaa wada, dawladaha dariska la ah soomaaliya ee kenya iyo xabashida uma ogola inay burburaan , waxaana ay culays saarayaan hadba cidkasta oo ay urakaan in wax halaynayso, hada waxaa ay isu keenen hogaamiyayaashii kenya isku hayey, waxaana ay ku qasbeen inay qasab ku heshiiyaan, waxaa kale oo ay ka hortageen qalaasihii ka jiray  itoobiya, waxaana ay awood dul dhigeen siyaasiyiintii iska soo horjeeday, itoobiya oo aan lahayn hogaamiye ayey wax walba u socdaan sidii loogu tala galay , dalka soomaaliya waxaa ay ka dhigeen goob uu cali dheere dadka ku qarxiyo, waxaa ay dawladahaasu  ka shaqeeyeen inaan soomaaliya nabadi ka dhicin, waxaa ay hoos u dhigeen taageeradoodii, waxaa ay sare u qaadeen taageerada ay u hayaan cid walba oo soomaaliya qaribi karta, waxaa ay soomaaliya geeyeen ciidamo shisheeye oo ay mid yihiin xabashi iyo kenya, waxaana ay hada ka shaqaynayaan sidii ay xabashi wax uga heli lahayd xeebta dheer ee ay soomaaliya leedahay, si kastaba ha noqtee umada soomaliyeed wa ogsoon tahay wax kasta oo dalkeeda ka dhacaya iyo cida ka danbaysa, hadii aan qoraalkayga ku cadeeyo dawladaha sida tooska soomaaliya u burburiya,  dawladahaas ayaa ah shanta dawladood oo  leh codka vito, waxaana ay kala yihiin,( usa, britain, france, china, rassia,) shantaas dawladood  ayaa ah kuwa loogu dawgalay dalka soomaaliya, si kastaba ha noqote hadii ay dawladhaasu sidii jinkii ay hadba qof ka soo dhex hadlaan umada soomaaliyeed waa  og tahay cida iska leh codkaas, waxkasta oo soomaaliya ka halaaba waxaa ay dusha u ridanaya shantaas dawladood ee aan kor ku soo sheegnay, ugu danbayn umada soomaaliyeed waxaa ay hiil iyo hoo ka sugayaan rabigii dunada iska lahaa, hadii carab iyo cajab isi soo raacaan waxba kama qaadi karaan dalka iyo dadka soomaaliyeed, waxaana aan u taaganahay difaaca dalka iyo dadka soomaaliyeed, cid kasta oo isku dayda inay dalka soomaaliya ku soo xadgudubto waa iska dhicinaynaa, fartiinata u danbysa ee aan u dirayo xabashi iyo imaaraatka ayaa ah waxaad soomaaliya kala kulmi doontaan cadaab aad u daran oo ay idin galiyaan shacabka geesiyiinta ah ee soomaaliyeed. by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :