asmaul-husna
google

uirurka xaqdhaworka soomaaliya

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

yaa maal galiya argagixi sada joogta soomaaliya

yaa maal galiya argagixisadaDad xun ilaahay ma asturo ceebtooda, waxaa banaanka u soo baxay dadka saxda ah ee sida toos ka ah u maalgaliya argagixisada soomaaliya joogta, waxaa kale oo banaanka u soo baxay dad cadawga ah ee dagaalka kula jira dalka iyo dadka soomaaliyeed, waxaa kale oo banaanka u soo baxay cida  saxda ah ee doonaysa inay soomaaliya ka saarto taariikhsa dunida, waxaa la ogaaday cida ka danbaysa  dulaalka joogtada ah ee xabashidu ku hayaan dalka soomaaliya, dadka sida tooska ah umada soomaaliyeed ula diriraya ayaa ad dadka ka soo jeeda bariga dhexe, ku waas oo ah dawladaha carbeed, dulaankii u horaysay  ee ay soomaaliya ku sooqaadeen waxaa uu bilowday 1972dii xuligaas oo ay carabtu u arkayeen inay soomaaliya xoogaysanayso, xiligaas waxaa ay soomaaliya soo galeyeen wadaado takfiiri ah hadana shabaab isu badalay, 1977dii dawladaha carbeed waxaa ay ka qayb qaateen dagaalkii u dhexeeyey xabashi iyo soomaali ayagoo garab u ah xabashi, 1979kii waxaa ay taageereen oo ay tababar u fureen jabhadihii ku kacsanaa dawlada dhexe sida ssdf iyo snm, ilaa 1991dii ilaa ay ka dhacdo dawladii dhexe ee soomaaliya waxaa ay taageero la dabafadhiyeen cid kasta oo ka soo horjeeda dawladii dhexe, 1991dii markii ay dhacday dawladii  dhexe ee soomaaliya waxa ay albaadab ka xirteen shacabkii soomaaliyeed ee u qaxay wadamadooda, 1993dii waxaa ay soomaliya ka abaabuleen ururkii u horeeyey ee argaggixiso ah oo lugu magacaabi jiray al i tixaad, ururkaas waxaa ay  saldhig uga dhigeen magaalda luuq, ururkaas waxaa maal galinayey  dawladaha sucuudiga iyo imaratka, ururkaas al itixaad dagaaladii u horeeyey  ee ay qaadaan waxaa ay ku qaadeen degaanada ay ka taliyaan maamulka puntland, ururkaasu waxaa deeganadaas ku layey dad shacab ah oo aan dagaal ku jirin ka dib waxaa ururkaas  jabiyey ciidamo ka soo jeeda maamulka putland,ka dibna waxa ay dagaalo ka bilaabeen gobolka gedo kiina waa ku jabeen,ururkaas al itixaad waxaa hogaaminayey argagixiso carab ah  amarka ay ku shaqanayaana waxaa uu ka imaanayey bariga dhexe, 1996dii  ayey magacii kooxda argagixisada ah  badaleen waxaana ay sameen koox aragagixiso ah oo la magacbaxday  maxakiimta islamka, kooxdaasu waxaa ay weerar ku qaadeen meel kasta oo ay is lahaayeen waxaa joogta awood idinka hor imaan karta, ururkaas waa la jabiyey oo waxaa la diriray shacabka soomaaliyeed, isla markiiba  carabtu waa badaleen magacii maxakiimta oo waxaa ay ururka argagixisada u bixiyeen alshabaab, waxaana ay ku weerareen meel kasta oo uu maamul ka jiray, waxaa taas dhinac socday carabtu waxaa ay dhaqaalo badan ku bixiyeen in la laayo dhamaan siyaasiyiinta iyo waxgaradka iyo culumada kuwa an takfiirka ahayn, waxa taas dheer waxaa ay gudaha soomaaliya ka sameeyeen kooxo kale oo argagixiso ah oo sida magacyo kale  sida damul jadiid oo shaqo hoose u ahaya dawladahaas,hawladaha bariga dhexe dhowr ceel oo shidaal ah ayey u qoondeeyeen in dhaqaalaha ka soo baxa ay kula dagaalamaan dalka soomaaliya, dawladaha bariga dhexe waxaa ay gacanyare ka dhigteen xabashida, waxaana ay xabashi u samaayeen maal galin aad u badan, garoonka diyaaradaha adiss ababa suduudiga ayaa dhisay, tareenka ka shaqeeya jabuuti iyo itoobiya ayaga ayaa dhisay, waxaa ay gudaha itoobiya ka sameeyey kumaankum mashaariic, biya xireenka ay xabashidu ku xirtay biyihii wabiga shabeele carabta ayaa dhistay,mushaarka ay qaataan ciidamada xabashida carabta ayaa bixisa, dhamaan argagisada soomaaliya ka dagaalamaysa carabta ayaa maal galisa,  dawladahaasu waxaa ay u istaageen inay burburiyaan dalka iyo dadka soomaaliyeed, talaabdii u danbaysay ee  ay qadeen dawladahaas ayaa ahayd tii ay ku yiraahdeen barbara xabashi  ayaa wax ku leh,

hadaba  carabtu maxay duulaan ugu yihiin dalka iyo dadka soomaaliyeed,?, laba arimood ayey duulaan ugu yihiin dal iyo dadka soomaaliyeed, midi waa mid ay ku diidan yihiin in la soo saaro khayradka ku jira dhulka soomaaliya, mida labaadna nimarku waa gob nasiye, oo waxa ay u adeegayaan dawlado waawayn oo reer galbeed ah ,carabtu waxaa ay hayaan  hawl ay ka xishoodeen dadyowga nasab ah ee reer galbeedku, dawladaha reer galbeedku waxaa ay ka xishoodan inay yiraahdaan xabashi ayaa dekadaha soomaaliya wax ku leh, laakiin hadalkaas waxaa kara doqomada carbeed, ayaga ayeyna soo adeegsaden, si kastaba ha noqotee umada soomaaliyeed waa og tahay cid walba oo cadaw ku ah, umada soomaaliyeed waxaa ay leedahay saxeebka dunida ugu awooda wayn kaa soo ah rabigii iska lahaa dunida, munafiqiin kasta oo isku daya inay soomaaliya wax u dhimaana waxba uma dhimi karaan oo way lumayaan, halkaan waxaan fartiinta u danbaysa uga diraynaa dhamaan umadaha ku mashquulsan lugooyada dalka soomaaliya waxan idin laayahay waxba ha ula la harina hadii aad soomaaliya wax ka qaadi kartaan, wacad waxaan ku marnay inaad ku jabtaan dalka soomaliya.

by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :