asmaul-husna
google

uirurka xaqdhaworka soomaaliya

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

maamulka soomaalidiidka ah oo xukumay nimco

NIMCO ABWANMaamulka wareersan ee soomaalidiidka ah ee xabashida u adeega fadhigooduna yahay hargaysa ayaa dhibaato cusub kula kacay marwo nimco abwaan qorane, maamulka soomalidiidka ayaa nimco kula kacay xukun gardro ah oo aysan galin halyeeyad nimco abwaan qorane, soomaalidiidyada xabashida u adeega ayaa nimco ku xukumay 3 sano oo xarig , taasoo lagaran waayey waxa ay nimco ku mutaysatay, danbiilayasha soomaali diidka ah ayaa dhibaato balaaran ku haya shacabka soomaaliyeed ee degan gobolada woqooyi, kooxd yar oo soomaalidiid ah ee u adeega xabashida ayaa si joogto ah ugu xad gudba shacabkaku nool woqooyi galbeed, dhawaan ayey ahayd markii ay isku dayeen inay dekad bebera ka iibsadaan xabashi iyo carab, si kastaba ha ahaatee, kumaankum ruux oo shacabka oo ka soo jeeda gobolka woqooyi galbeed ayaa ku xiran xabsiyad ay samaysteen soomaali diidyadu, kumaankum ruux ayey xabsiyada itoobiya u gudbiyeed, kumaankum ruux ayaa gobolka woqooyi galbeed isaga qaxay, tahriibayaasha u badan ee oo soomaalida ah waxaa ay ka soo jeedaan gobolada  woqooyi, waxaana sababay dhibaatooyinka joogtad ah ee ay soomaalidiidku ku hayaan shacabka sharafta badan ee reer woqooyi, halkaan waxaan salaan sharaf badan uga dirayaa abawaanada sharafta badan ee nimco abwaan qorane , waxaan lee yahay xaqdarada lagugu xiray ilaahay hakaa xaqsiyo,

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :