asmaul-husna
google

uirurka xaqdhaworka soomaaliya

Mohamed_Abdullahi_Farmajo_(cropped)

Home » somali news »

maxay soomaaliya u dunsan tahay ?

cadaalad-daro-qabiil-ayey-dhashaa-e1365034148509Wadanka soomaaliya waxaa uuu dunsan yahay in kabadan 27 sano, dalka iyo dadka soomaaliyeedna waxaa soo gaaray dhibaatiiyin aad u badan, waxaa is waydiin mudan maxaa dumiyey soomaalida dawladoodii ?maxayse u dhismi wayday dawlad kale? maxaa hortaagan inay shacacka soomaaliyeed nabad kuwada nolaadaan? maxaa kalifay inay shacabka soomaaliyeed dalkooda isaga qaxaan?, maxaa sabab in soomaaliya ay tagaan ciidamo shisheeye? maxaa keenay in khayraadkii soomaaliya la bililiqaysto?, maxaa sababay in beerihii soomaaliya lagu abuuro daroogo? maxaa keenay in dhaqaalhii soomaaliya  uu gacanta u golo shaqsiyaad iyo shisheeye? maxaa sababay in soomaaliya ay hooy u noqoqto danbiiyaal caalami ah? maxaa sababay inay soomaalidu is aamini waydo? maxaa sababay in soomaaliya ay noqoto meel qashinka sunta ah lagu soo daadiyo? jawab; soomaaliya markii hore waxaa dumiyey cadaalad daro, waxaa ay hada u dunsan tahayna  waa cadaalad daro jirta, waxa ay soomaaliya u dhismi doonina waa cadaalad daro, waxa soomaali kala kexeeyeyna waa cadaalad daro, waxa kasta oo xun oo ka dhaca dalka somaaliya waxaa fure u ah cadaalad daro, soomaalidu waxa ay caado ka dhigatay cadaalad daro musuqmaasuq iyo wax  isdaba marin, ilaahayna waxaa uu ugu badalay inay duli iyo dawlad la,aan ku noolaadan mudo dheer, ma filayo hadii aan cadaalad la helin in soomaaliya ka soo kabanayso halka ay joogto, si kastaba ha noqote caddaladu waa furaha nabad iyo horumarka soomaaliya, hadii ay soomaali rabto nabad iyo nolol meel ha iska dhigto boobka iyo bililiqada iyo qabyaalada,eexda iyo nin jeclaysiga, musuqmaasiya iyo qiyaanada, cadaalad darada iyo duudsiinta xaqa, xoog wax ku doonka iyo xeelaysiga doqonimo iyo sadbursiga,, qofwalba oo soomaali ahi waxaa uu samaynayo ilaahay waa arkaa adoomadiisuna marqaati ayey ka yihiin, ugu danbayn  soomaalidu ha kala doorado inay cadaalad isu sameyeen oo ay helaan dawladnimo iyo nabadgalyo iyo inay sii wataan hawshoodii xumay oo ciqaabta ay maantay ku jiraan mid ka sii daran ku sii dhacaan. by xaashi

soomaaliya waa kuu jeedaa

waad ku mahad santahay booqashada webka ilays.com //<:. <>Thank you for taking your time our website/ilays.com
lagala soo xiriira// ilaysnews@gmail.com

Arligaa la kala boobayaa, nin u itaalroone, Waa dal la kala iibsaday oon, nala ogeysiine Waa dal akhyaartii lahayd iib kudoon tahaye, Waa dal ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye Bookmark and Share

to me :